๐ข๐ขWargelin ๐ข๐ข
Laga Bilaabo Berri oo axad ah illaa Isbuuca Inta Ka Dhiman iskuulka Waa
Fasax
Dugsiga Imam-Malik Dibiley
Dugsiga Imam Malik Dibiley waxa uu ka tirsanyahay Dugsiyada Imam Malik
๐ข๐ข Wargalin ๐ข๐ข
Bari oo Axad ah Dugsiga waa fasax
WARGALIN
Barri Dugsiga imam-Malik waa Fasax maadaama ay tahay maalinta Macalinka
21/11/2025
Hambalyo Dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed Macallinka soomaliyeed waxa uu lafdhabar u yahay barbaarinta iyo kobcinta maskaxda carruurta soomaalieed.
29/08/2025
๐โจ Sannad Dugsiyeed Cusub โ Safar Cusub oo Guul ah! โจ๐
Sannad-dugsiyeedka cusub waa hiigsi cusub, cashirro cusub iyo fursado cusub. ๐
Soo laabta annaga si aan dib ugu billowno safarkeennii guusha, innaga oo leh, kalsooni, anshax iyo niyad-sare.
๐ก Xasuusnoow:
โ
Waxbarashadu waa furaha mustaqbalka ๐
โ
Maalin walba waa fursad qaali ah oo aad ku sameyn karto isbeddel ๐
โ
Aamin naftaada, waad gaari kartaa guusha ๐ช
โ
Wadajir ayaan wax u baraneynaa si aan wadajir ugu gaarno guusha ๐ค
Ballanteennu waa: ISNIIN - 01.09.2025
20/08/2025
WARGELIN
Diiwaangelinta Ardayda Cusub oo ka Bilaabatay Dugsiyada Imam-Malik!
Waxaan si farxad leh ugu dhawaaqeynaa in ay si rasmi ah uga bilaabatay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 dhammaan laamaha Dugsiyada Imam-Malik.
Ardayda aan aqbaleyno waa dhamaan heerarka kala duwan ee waxbarashada:
๐ Heerka Hoose
๐ Heerka Dhexe
๐ Heerka Sare
๐Diiwaangelintu waxay si toos ah uga socotaa dhammaan laamaha dugsiyada, waxaana faahfaahin dheeraad ah kala xiriiri kartaa lambarradan:
๐XARUUNTA HOWL-WADAAG
0619968810
0619968812
๐KM13-DEGMADA KAXDA
0610119292
0610119393
๐ODWEYNE-DEGMADA DEYNIILE
0614277775
๐DIBILEY-DEGMADA DEYNIILE
0619968818
Kusoo dhowaada Dugsiyada Imam-Malik
๐ ๐๐Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐ ๐๐
Waxaan halkan hambalyo uga direynaa dhammaan Ardaydeenna Fasalka 8aad oo dhammaantood si guul leh uga gudbay imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 8aad.
GUULEYSTA MARWALBA
29/07/2025
HAMBALYO
TOBANKA KAALIN EE UGU SARREYSAY IMTIXAANAADKII SANAD-DUGSIYEEDKA 2024/2025
FASALLADA 4-AAD โ DUGSIGA HOOSE
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa tobanka arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay imtixaanaadkii fasallada 4-aad ee dugsiga hoose. Guushiinnu waa mid mudan in lagu farxo.
28/07/2025
TOBANKA ARDAY EE UGU SARREYSAY NATIIJADA IMTIXAANAADKII SANADKA 2024/2025 EE DUGSIYADA IMAM-MALIK
FASALKA 5-AAD - DUGSIGA DHEXE
Hambalyo iyo bogaadin!
Waxaan si gaar ah u hambalyaynaynaa tobanka arday ee ugu sarreeyay natiijada imtixaanaadka sanadkan. Dadaalkiinna iyo juhdigiinna ayaa horseeday guushan. Waxaan idiin rajaynaynaa horumar iyo guulo intaas ka sii badan mustaqbalka.
Guuleysta dhammaantiin!
27/07/2025
Hambalyo Hambalyo
27/07/2025
Hambalyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Thursday | 06:00 - 17:00 |
| Friday | 06:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |