مؤسّسة الجنان التّعليميّة

مؤسّسة الجنان التّعليميّة

Share

“بناء جيل متوازن يحفظ القرآن ويتقن العلوم الشرعية وعلوم الحياة، ليخدم مجتمعه وأمته.

11/04/2026

Hadii aa tahay macalin buuxin kara shuruudahaan fadlan xogtaada what’s abkaan kusoo dir #0619933921

01/04/2026

Aljinaan kuleej waxeey qaadaneeysaa arday cusub tiradana wey xadidan tahy kafa iideesi wacan
. 00252619933921

مؤسّسة الجنان التّعليميّة

01/04/2026

Mu assada aljinaan qeebta kuleejka waxeey qaadaneeysaa arday cusub dal iyo dibadba waxeeyna kubaranayaan ardayda qur aanka iyo culuumta shareecada iyo tarbiyada suuban
Kala soo xiriir 00252619933921
مؤسّسة الجنان التّعليميّة

19/03/2026

Ciid wngsn dhamaan umada muslimka ah gaar ahan ree aljinaan iyo ahlul qur aan oo idin allha inaga aqbalo acmaasha ramadaan

13/03/2026

Fursad shaqo cidii shuruudaas kasoo bxii kartaa waa soo dhaweeneenaa inshaa allh
مؤسّسة الجنان التّعليميّة

08/03/2026

Udoor ubadkaaga bey ad wngsn uu kaheli karo xanaaneen tarbiyeen iyo wax barasho iyo ciyaar aljinaan ayaa intaasoo dhan kuula diyaar ah


مؤسّسة الجنان التّعليميّة

05/03/2026

مؤسّسة الجنان التّعليميّة

Photos from ‎مؤسّسة الجنان التّعليميّة‎'s post 17/02/2026

Noqo mid cabsida alle koror sada ramadaankana sahay fiican saarta kuna dadaala cibaada alle
رمضان مبارك 🌘
مؤسّسة الجنان التّعليميّة

17/02/2026

Mu assada aljinaan qeebta culuumta shareecada waxeey qaadaneesaa fassalo cusub kafaa iideesi wacan
Dagmada hiliwaa suuqa xoolaah
#الشريعة

مؤسّسة الجنان التّعليميّة

Photos from ‎مؤسّسة الجنان التّعليميّة‎'s post 12/02/2026

Alxmdllh shalay waxaa inoo qabsaamay dowra qiimo badan wax badan aan ka korarsanay culumadii inoo qabatay qlle haka ajarsiiyo macalimiinta iyo macalimaadka aad nagala soo qeeb galayna aadbey umahadsanyhiin
#القرآن
مؤسّسة الجنان التّعليميّة

09/02/2026

Dhamaan macalimiinta iyo macallimaadka dagan suuqa xoolaha wey kafaa iideesan karaan

27/10/2025

🌙 Mu’assada Al-Jinaan Online
Baro Qur’aanka Kariimka adigoo gurigaaga jooga, laguuna saxayo tajwiidka.
👉 Isdiiwaangeli hadda: https://wa.me/message/FRGK5ZKSVKI5E1

Want your school to be the top-listed School/college in Banaadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Banaadir

Opening Hours

Monday 05:00 - 23:00
Tuesday 05:00 - 23:00
Wednesday 05:00 - 23:00
Thursday 05:00 - 23:00
Friday 05:00 - 23:00
Saturday 05:00 - 23:00
Sunday 05:00 - 23:00