Machadka Daarul Qur'aan

Machadka Daarul Qur'aan

Share

معهد دار القرآن للدراسات القرآنية والإجازة بالسّند

Photos from Machadka Daarul Qur'aan's post 02/08/2026
Photos from Machadka Daarul Qur'aan's post 02/08/2026

Waxaan halkaan hambalyo uga diraynaa
Fasalka mamooyinka waween ee dhigta
Machadka Daarul Qur'aan
Kuwaso dhameyeen qur'aanka kariimka
Kuwasoo machadka uu siiyay fursad wax barasho free ah ilaa heer min farbar ilaa heerka ijaazada
Allhuma baarik

Hambalyo weyn ayaan idiin leenahay, hooyooyinka Qur'aanka dhameeye.
fadliga weyn ee Eebbe idinku mannaystay ee ah dhammeystirka Qur'aanka Kariimka ah.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu Qur'aanka ka dhigo iftiinka quluubtiinna,
inuu darajadiinna kor u qaado adduun iyo aakhiraba,
.🤲⚘️🎓🎉

31/07/2026

🌿 JIMCO WANAAGSAN 🌿

Alle ha inaga yeelo kuwa ka faa'iideysta fadliga maalinta Jimcaha.

📖 Ku dadaal:
🤲 Ducada
🕌 Salaadda Jimcaha
📿 Digriga
🌹 Saliga Nabiga ﷺ
📖 Akhrinta Suuratul Kahf

Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, qalbiyadeennana ha iftiimiyo.

Jimco Wanaagsan!

— Machadka Daarul Qur'aan

21/07/2026

📖✨ Ma rabtaa inaad Qur’aanka si sax ah u barato ama u xifdiso adigoo gurigaaga jooga?
Ku soo biir machadka Daarul Qur'aan
ee Barashada Qur’aanka iyo Culuumtiisa.
✅ Tajwiid iyo Tasxiix
✅ Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah
✅ Ijaazaat Qur’aan
Waxbarasho tayo leh oo online ah, kuna habboon carruurta iyo dadka waaweynba.
📱 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 📞 +252610431010
🌹 "Khayrkiinna waa kan barta Qur’aanka oo bara."
F.G: wuxu gaar uyahay caruurta yaryar iyo dumarka

Machadka Daarul Qur'aan

17/07/2026

Jimco wanaagsan dhamman bahda Machadka Daarul Qur'aan iyo inta muslimka ah meelkasta oo aad joogtaan.
Aan ku sallino xabiibkeenna Muxamed scw.

30/05/2026

Waxaan ogeysiineenaa dhammaan waalidiinta iyo arday in Machadka Daarul Qur'aan uu dib u furmi doono berri oo ah maalin axad ah.

26/05/2026

في العيدِ تتسعُ القلوبُ للمحبّة، وتُزهرُ الأرواحُ بالدعوات، وتبقى فرحةُ الأضحى أجملَ ما يُضيءُ الأيام كلُّ عامٍ وأنتم بخير أعادهُ الله عليكم بالسكينةِ والرضا، وجعل أيامكم أعياداً لا تنطفئ ✨
Ciid Wanaagsan! 🌙✨
Dhamaan maamulka, macallimiinta, iyo ardayda sharafta leh ee machdka daarul qur'aan waxaan idiinku hambalyaynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Machadka Daarul Qur'aan

26/05/2026

من قاعة الدرس إلى واقع المناسك طلابنا يشرحون الحج.
طلاب معهد دار القرآن يمثلون أعمال الحج بصورة تربوية مميزة، لترسيخ شعائر الإسلام في نفوسهم منذ الصغر.
وقد تم هذا العمل المبارك بإشراف المديرة قسم الحضانة:
أستاذة مريم حسين موسى
نسأل الله أن يبارك في جهودهم، وأن يجعلهم من أهل القرآن وخاصته. 🤍🕋
“Ardayda Machadka Daaru Qur’aan waxay maanta si sharaf leh u matalayaan acmaasha Xajka, iyagoo baranaya manaasikta iyo qiimaha cibaadada Alle.
Waa jiil Qur’aan ku barbaara, akhlaaq iyo cibaado lagu tarbiyadeeyay.
Alle haka dhigo kuwii diintiisa kor u qaada, cilmigoodana anfaca ummadda. 🤍🕋
Machadka Daarul Qur'aan

26/05/2026

من قاعة الدرس إلى واقع المناسك طلابنا يشرحون الحج.
طلاب معهد دار القرآن يمثلون أعمال الحج بصورة تربوية مميزة، لترسيخ شعائر الإسلام في نفوسهم منذ الصغر.
وقد تم هذا العمل المبارك بإشراف المدير قسم البنين:
(أستاذ عبد الرحمن خليف محمد.)
نسأل الله أن يبارك في جهودهم، وأن يجعلهم من أهل القرآن وخاصته. 🤍🕋
“Ardayda Machadka Daaru Qur’aan waxay maanta si sharaf leh u matalayaan acmaasha Xajka, iyagoo baranaya manaasikta iyo qiimaha cibaadada Alle.
Waa jiil Qur’aan ku barbaara, akhlaaq iyo cibaado lagu tarbiyadeeyay.
Alle haka dhigo kuwii diintiisa kor u qaada, cilmigoodana anfaca ummadda. 🤍🕋
Machadka Daarul Qur'aan

Photos from Machadka Daarul Qur'aan's post 26/05/2026

من قاعة الدرس إلى واقع المناسك طلابنا يشرحون الحج،
طلاب معهد دار القرآن يمثلون أعمال الحج بصورة تربوية مميزة، لترسيخ شعائر الإسلام في نفوسهم منذ الصغر.
Machadka Daarul Qur'aan

Want your school to be the top-listed School/college in Banaadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Ex Control Balcad
Banaadir
00025

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30