19/12/2024
Hambalyo group-ka Cusmaan-binu-cafaan ee tartanka ku guuleystey.
Maanta oo ahayd khamiis 19/Dec/2024. Waxaa qabsoomay xaflad koooban oo ka dhacaday hall-ka school-ka Nasrudiin๐ซ .
Xafladda waxa ay ku saab-sanayd abaal-marin-siinta ardeyda ku guuleysatey tartan socday 2 badillood ee ugu-danbeysey , waxaana ku guleystey kooxda cusmaan-binu-cafaan.
Waxaa ka sooqeyb gallay madaxda sarre, macallimiinta ,ardeyda school -ka, waxaa halkaas lagu abaal-marriye cusmaan-binu-cafaan oo ah guuleystayaasha
21/11/2024
Hambalyo Macalin-ka Soomaaliyeed
Hambalyo maalinta macallimiinta soomaliyeed oo laga joogo 50 sanno markii loo asteeyo in la xuso maalintaan.
Bahdan nasrudiin oo isku duuban waxay hambalyada lawadaagayaan dhamaan macallimiinta soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan gaar macallimiinta Nasrudiin School .
Macallin-ka waxa uu kaalin muhiimah uga jiraa bulshada soomaliyeed. Aan illaalino oo aan xushmeyno si aan ugaarno hormar dal iyo dad.
#1974
fans
10/10/2024
hambalyo hambalyo ustaad
Maamulka , macallimiinta , shaqaalaha iyo ardeyda oo iskuduuban waxay hamabalyo udirayaan ustaad Abdirahman Mo'alim Omar oo soo afmeerey heer-ka 1aad ee jamacadda.
bahda nasrudiin waxay kulleeyihiin halkaas kasiiwad dadaalkaada heerar-kale aan kuu rajaynaynaa inaad gaarto insha-alllah.
fans
14/09/2024
WARGELIN FASAX
Dhammaan ardeyda dhigato School-ka Nasrudiin Primary Of Science and Technology waxaa lagu wargalinaa in ay Fasaxatahay Maalinta birito ah Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) owgeyd.
Maalinta Axada ah taariikhduna ay ku beegan tahay 12-ka Mowliid 1446-taHij, kuna beegan tariikhda 15/09/2024 waxaa fasax ah dhammaan ardeyda dhigato qeybaha kala duwan ee school -ka , si loo weyneeyo maalinta Dhalashadii Nabigeena Suuban NNKH.
08/07/2024
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐๐ค ๐๐จ'๐๐ฅ๐ข๐ฆ ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฃ๐๐๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ (๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ ๐ซ๐๐ )
Bahda Nasrudiin oo isku duuban waxay hambalyada lawadaagayaan Director-Ka School-ka Nasrudiin Primary Of Science and Technology Eng. Abdirizak Mo'alim oo soo afmeerey darajada 2aab(๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ ๐ซ๐๐) waxa uuna kadiyaariye takhasuska ๐๐ง๐ญ๐๐ ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ฐ๐๐ญ๐๐ซ ๐ซ๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐๐ ๐ฆ๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ (๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐๐-๐๐๐๐.)
Waxaan U rajaynaynaa Eng Abdirizak omar Guulo kale insha allah
fans
16/06/2024
EId Al-adha Mubarak
Bahda nasrudiin oo isku duuban ayaa idin leh hambalyo dhamaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaliyeed.
Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.
09/04/2024
Eid mubaarak
ูู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ
Bahda Nasrudiin oo isku duuban oo idin leh eid mubaarak , dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐.
Allah naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd.
Waxaan Alle waydisaneynaa in uu Ciidan ciideeda kale nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู
11/03/2024
๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง ๐ฆ๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค
Bahda Nasrudiin oo isku duuban Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan, Waxay u hambalyeyneynaa dhammaan Ummada Muslimiinta ah, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Waxaan alle ka baryaynaa inuu inaga dhigo Kuwii ka faaโiidaysta fadliga Bishan barakeysan
Bishaan oo ah bil barakaysan waxaan ugu baaqayaa Dadka ฤฐnay is cafiyaan oo ay isu kaalmeyaan, dadkeena liita loo gar gaaro si Alle inoogu Gargaaro
#1445
21/11/2023
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay ๐๐-๐ค๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ oo ah maalin loo asteeyey ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ waxaan halkaan hambalyo uga direynaa guud ahaan macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta bahda ๐๐๐ฌ๐ซ๐ฎ๐๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ
๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ama ๐๐๐ซ๐๐ก๐ waa ๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ee ku howlan gacan qabashada iyo gardaadinta tarbiyadaada ardeyda . Waa daadihiyaha kugu haga tubta toosan ee aqoonta iyo ilbaxnimada ee lagaga hor tago ๐ฃ๐๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐.
๐๐ช๐จ๐จ๐ง laโaani, waa iftiin laโaanWaa aqal iyo ileys laโaane.
1974-tii bishii ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐-๐ค๐๐๐๐ ayaa loo aqoonsaday ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda maalintan oo kale. Waana sanad guurada ๐๐-๐๐๐
๐๐๐๐ - ๐๐๐๐
๐๐/๐๐๐/๐๐๐๐