School of Seas

School of Seas

Share

SEAS school is the source of English language

Photos from School of Seas's post 01/11/2025

بِسْمِ اللّٰهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ

Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah subxaanahu wa tacalaa, kaas oo na siiyey fursad, caafimaad iyo samir aan ku soo gabagabeyno koorsadii 6 bilood ahayd ee xirfadaha kombiyuutarka.

Anigoo ah macallinka koorsada waxaan hambalyo, bogaadin iyo duco u dirayaa dufcaddii 1-aad ee iskuulka SEAS (Sunshine Enhancing of Academic School) kuwaas oo si guul iyo karti leh u dhameystay tababarkii xirfadaha kombiyuutarka.

Dufcaddani waxay tusaale u yihiin dadaal, is-xilqaamid iyo kalsooni — waxayna horseed u noqdeen ardayda kale ee ku soo xigi doona in ay ku daydaan.

Hambalyo ardayda guuleysatay!
Waxaan leeyahay: Aqoontiinnu waa furaha guusha, hana idin noqoto nal aad mustaqbalka ku iftiimisaan.
Waan idin la xasuusan doonaa, waxaana idiin rajeynayaa horumar joogto ah iyo guulo waaweyn mustaqbalka.

Macallinkiinna,
# Arman Mohan Updyrahman
Enhancing of Academic School (SEAS)

26/10/2025

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 🎓💻

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan bulshada iyo ardaydii ka faa’iideysay koorsadii Computer-ka ee socotay muddo 6 bilood, in koorsadaas si guul leh aan u soo gabagabeynay.

Sidoo kale, waxaa la ogeysiinayaa bulshada in isdiiwaangelinta ardayda cusub ay hadda bilaabatay oo ay si rasmi ah u socoto.

Waxaa la furi doonaa koorso cusub oo Computer ah bisha November 1-deeda.
Kuwa daneynaya fadlan ha ka baaqan fursaddan qiimaha leh ee waxbarasho.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 📞 617294092 / 615762523 / 614312076 / 613649284

Photos from School of Seas's post 30/09/2025

Ardayda barata xirfadda computer ee dugsiga School of Seas kuwaas oo usoo gabagaboobay imtixaankii buuga 5aad ee barashada MS Access ✊✊💯👈

Guul baan idin wada rajena dhamantina✊✊💯💪

03/09/2025

Ardayda iskuulka Seas oo ku jirta practico computer 💻📚
Dadaal, barasho iyo tababar toos ah oo horseedaya guul iyo mustaqbal ifaya. 🌟👏

Arman Mohan Updyrahman

Photos from School of Seas's post 01/07/2025

Dabaaldegga 1-da Luulyo – Ardayda SEAS

Ardayda iskuulka SEAS ayaa si farxad leh ugu dabaaldegay Maalinta Xorriyadda 1-da Luulyo. Munaasabadda ayaa lagu xusay halgankii ay ummadda Soomaaliyeed u soo martay xorriyadda, waxaana lagu soo bandhigay heeso waddani ah, ciyaaro dhaqameed, iyo khudbado wadaniyad leh.

Dugsigu wuxuu u muuqday mid qurux badan, iyadoo ardaydu xiran yihiin dhar wata midabada calanka Soomaaliya. Maamulka iyo macallimiintu waxay dhiirrigeliyeen ardayda in ay dalkooda jeclaadaan oo ay u istaagaan horumarkiisa.

Soomaaliya ha noolaato!

Photos from School of Seas's post 21/11/2024

Ardayda iskuulka SEAS school oo sanadkii 4aad xiriir ah uladabal dagay macallinkooda uguna Hampalyeey malinta macalliminta Somaliyeed

Sidoo kale waxay halkaan HampalYo udireen dhamman macalliminta Somaliyed

Happy Somali National teacher's day 🫡

27/07/2023

Congratulation

Photos from School of Seas's post 27/07/2023

Dabaaldagiii xfldii qalin jebinta dufcada 2aad ee iskulka SEAS SCHOOL

Photos from School of Seas's post 27/07/2023
Photos from School of Seas's post 27/07/2023

Dbaaldagiii xaflada shalay 🎂🎂🎂🎂 ee dufcadiii 2aad ee iskuulka Seas school

Photos from School of Seas's post 26/07/2023

Bismilah Raxmani Raxiim
Waxaan halkan hambalyo , rereyn io farxd kula qeybsaneynaa dufcada 2aad ee iskulka SEAS institute school of languages kuwaaso uso idlatay 2 sano oo course English mnta oo ay tariikhda kubeegantahay 26/7/2023 malinimo Arbaco ah waxan lenahay Hampalyo Hampalyo fadlan dadalkina horay usii wada sdad kugartin guulal midan kaqurux pdn i.a waxa idin rajenaa mustaqbal ifayaa wad dhaqaqdeen oo waxd garten guulihina guul kamid ah i.a Guuleysta oo dadla mar walpa i.a

Sdo kle iskulka wxu qaptaa course English 2sano ah
inta courses ka oo socdo buugagata grammarka iskulka lgu barto waxa kamid
Basic Grammar book Conversantion book 1
Tenses book
Passive voice book book 2
Parts of speech book
fadlan isdiwan gelinta wee socotaaa book 3
SEAS school is the source of English language
balantena waa waxbarasho tayo leh i.a

Want your school to be the top-listed School/college in Balcad?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Balcad
Balcad
294092