Wadajir Primary School-Balcad

Wadajir Primary School-Balcad

Share

Photos from Wadajir Primary School-Balcad's post 01/03/2024

Waxaa maanta oo jimco ah Iskuulka Wadajir Primary School-Balcad Ka qabsoomay tartan aqooneed u dhaxeeyay fasalada Dugsiga.



yada
Binu waliid
Al sadiiq

Photos from Wadajir Primary School-Balcad's post 17/02/2024

Waxaa inoo bilowday tartan aqooneedkii u dhaxeeyay fasalada Kala duwan ee Dugsiga Wadajir Primary School-Balcad

31/12/2023

Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada jecel Waxbarashada ee Ku dhaqan Dagmada Balcad, waxaa lagu wargalinaa in Iskuulka Wadajir qeybtiisa waxbarashada gaar eh uu soo kordhiyay cusub oo Kala ah:

1.General health oo 6 bilood ah
2.Course package oo 6 bilood ah
3. Farqurxin oo 3 bilood ah

NB: Hadaba si aad uga mid noqoto ardaydeena.
Fadlan iska diiwaan geli linkgaan hoose ama nagu soo booqo xarunteena

https://forms.gle/XeVG3UnmVAENHzCf7

24/12/2023

Wadajir Wakiilka waxbarashada tayeysan
gabdhaha

24/12/2023

Wadajir Wakiilka waxbarashada tayeysan


#2023

24/11/2023

Iskuulka Wadajir

Photos from Wadajir Primary School-Balcad's post 24/11/2023

Waxaa maanta si habsami leh loo daah furay imtixaan bileedka Dugsiga Wadajir Primary School-Balcad





.
.

23/11/2023

Empowering Students to lead the world.

Photos from Wadajir Primary School-Balcad's post 23/11/2023

Waxaa maanta Iskuulka ka bilowday imtixankii 1aad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

21/11/2023

# Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Photos from Wadajir Primary School-Balcad's post 21/11/2023

# Macallinka Soomaaliyeed

Want your school to be the top-listed School/college in Balcad?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Balcad
Balcad

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00