12/12/2025
Shirka midowga Dugsiyada deexda (MDD) ayaa maanta ka dhacay Balcad.
Shirkani waxa uu daarnaa hormarinta waxbarashada iskuul deegaanada degmada balcad
Shirka waxaaa shir gudoomiyay Gudoomiyaha Midowga ustaad waxa uuna kuso idlaaday guul.
20/11/2025
ππ-ππ¨π― ππππ₯π’π§ππ πππππ₯π’π§π€π ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ
1974- Bishii November 21-Keeda Ayaa Loo aqoonsaday Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Waxaana Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladdii Millateriga ahayd ay Si Wadajir Ah umamuusi Jireen Muhiimadda Uu Macalinku Leeyahay.
Macalin Ama Bare Waa Midka Gaarsiiya Bulshada Himiladeeda runta Ah Oo Ka Badbaadiya Bulshada Uu Dhexjoogo Mugdiga Iyo Jahliga,
Macalinka Soomaaliyeed Waxuu Kaalin Weeyn Ka Qataa:
β’ Bedalida Aragtida Bulshada Uu Wax Baraya.
β’ Ka Badbaadiya Bulshada Mugdiga Jahliga.
β’ Gaarsiiya Bulshada Baraaraha Cilmiga Iyo Aqoonta.
β’ Ilaaliya Hiddaha & Dhaqanka Bulshada.
β’ Haddaba Macalinka Waa Shumac Holcaya Dadkana U Ifinaya Noloshooda
β’ Sidookale Waxuu Horsedaa In Bulshada Ay Ilaaliyaan Karaamada & Sharafta Macalinka Iyaga Oo Aaminsan In Macalinka Uu Ka Mid Yahay Waalidka Ubaxa Waxbaranaya.
Macalinku asaga ayaa barbaariya hogaamiyeyaasha qaybahooda kaladuwan heer walba bulshooyinka calamka Wana halka ugumudan oo ay tahay dadka in lagabedelo lanaxoojiyo si guule wax ku ool ah bulashadeenu ugaarto.
Fariinta macalinka somaliyeed..
-Inkastoon badeeciyo
-Aanan haysan baabuur
-Beesa badanna aan qabin
-Waxaan ahay badbaadiye
-Bulshaduu adeegoo
-Baahidooda haqabtira
-waxaan ahay barbaariye
-Barashada tacliintaan
-Ubadkuu bayaanshaa oo
-Buntukhaygu waa qallin..
Macalinka Soomaaliyeed oo maanta ay tahay Maalintii Loo asteey Xuskiisa Iyo Wanaag ku Maamuuskiisa, Waxaa laga doonaya in uu Ogaado In ay saarantahay Masβuuliyada Uga Culus Taaso ah Inuu Soo Saaro Bulsho Soomaaliyeed Oo Caafimaad Qabta, Lehna Garaad Ka sareeya midka Dadyawga Nala deriska Ah.
21 Nofembar Waa Maalinta Macalinka Sommaliyeed, Waxaa Habbon In Aan Dul Istaagno Macalin Iyo Qiimaha Uu Ugu Fadhiyo Bulshadeena.
Uhanbalyeey macalinkaaga.
Hambalyo dhammaam Macalimiinta Ummadda Soomaliyeed .
20/08/2025
Alxamulihaah Marka h**e Alla ayey usugnaatay mahadoo idil marka xigtana waxaa kumahadsan cidkasta oo fikirkeeda, maalkeeda iyo maskaxdeeda kubiirasay in halkan maanta lasoo garo sigaar waxaa ugu mahadcelinayaa Aas-aasayaasha, maamulka iyo mclinta
Dhamaan ardaydii iyo waalidka juhdiga gilyay misna Sababay in xataa hal qof darajo hoose keenin oo dhamaan kubaaseen darajo sare waliba ay soo galeen 10ka Arday ee ugu sareysa imtxnka fasalka 8aad ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Hirshabelle waa u hmplyeynynaa dhamaan ardayda dugsiga Samad primary and Scondary School guulesta mar waliba i.a
24/06/2025
Ψ§ΩΨ³ΩΨ§Ω
ΨΉΩΩΩΩ
Ω Ψ± ΨΩ
Ψ© Ψ§ΩΩΩ Ω Ψ¨Ψ±ΩΨ§ΨͺΩ
Maanta oo ey taariikhada ku beegneed 24/06/2025 Waxaa inoo soo dhammaaday Imtixaankii finalka ee fasalka 8 aad waxaa Dhamaan Ardayda iskuulka urajeyneynaa Natiijo oo ay ku farxaan Ardaydii gashay Imtixaankaas i.a 100%
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ BAHDA πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ waxbarashadda πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ Samad primary and Scondary School
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee DG Hirshabeele
12/06/2025
War-Saxaafadeed Rasmi ah:
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabelle Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Fasalka 8aad β Sannad-dugsiyeedka 2024/2025
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabelle waxaa halkaan ku shaacinaysaa jadwalka rasmiga ah ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee sannad-dugsiyeedka 2024/2025.
Imtixaanka wuxuu ka mid yahay tallaabooyinka muhiimka ah ee lagu hubinayo tayada waxbarashada iyo horumarinta ardayda. Wasaaraddu waxay ugu baaqaysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo maamullada dugsiyada inay si buuxda isugu diyaar garoobaan imtixaanka.
Hoos ka eeg lifaaqa jadwalka imtixaanka.
Abdishakuur Mohamed Hassan
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare
Dowladda Hirshabelle.
10/06/2025
Ψ§ΩΨ³ΩΨ§Ω
ΨΉΩΩΩΩ
Ω Ψ± ΨΩ
Ψ© Ψ§ΩΩΩ Ω Ψ¨Ψ±ΩΨ§ΨͺΩ
Maanta oo ey taariikhada ku beegneed 10/06/2025 waxaa inoo soo idlaaday tartan Aqoneedkii inosocda mudada daraasadda waxaana hantay koobka fasalka 7 aad oo ay maanta kula baratamey dhigooda fasalka form one Waxa eyna guusha raacday fasalka 7 hamplyo hmlpyo hmplyo i.a
Mahadcelinidiin 100%
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ BAHDA πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ waxbarashadda πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ πΈπ΄πΈπ΄
05/06/2025
ππππ ππππππππ
waxaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda iskuulka Samad primary and Scondary School ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul AdhxA
29/03/2025
ππππ ππππππππ
waxaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda iskuulka Samad primary and Scondary School ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidri.