π Hambalyo Ciidul Adxaa π
Ardayda Jaamacadda Hiiraan ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa u diraya dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.
Waxaan leenahay: Ciid wanaagsan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Eebbe haynagu gaarsiiyo ciidan ciideeda kheyr iyo kheyrqab. π€β¨
Hiiraan University
welcome to Hiiraan University operates all hiiran region
π Hambalyo Ciidul Adxaa π
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda Hiiraan, Ali Mohamed Abdi, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa u diray dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.
Ciid wanaagsan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Eebbe haynagu gaarsiiyo ciidan ciideeda kheyr iyo kheyrqab. π€β¨
26/05/2026
π Ciidul Adxaa Mubaarak π
Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Hiiraan waxay hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu nagu gaarsiiyo ciidan ciideeda nabad, caafimaad, barwaaqo iyo kheyr badan. π€β¨
26/05/2026
SHAACIN RASMI AH
GUDDIGA DOORASHADA MIDOWGA ARDAYDA JAAMACADDA HIIRAAN
Maamulka Jaamacadda Hiiraan wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa Guddiga Doorashada Midowga Ardayda Jaamacadda Hiiraan, kuwaas oo hadda si rasmi ah u guda geli doona howlaha doorashada iyo maamulka geeddi-socodka doorashada Midowga Ardayda.
Guddiga ku xusan sawirka kore ayaa masuul ka noqon doona diyaarinta, hagidda iyo xaqiijinta in doorashadu u dhacdo si hufan, cadaalad ah, isla markaana waafaqsan nidaamka iyo xeerarka u degsan Jaamacadda.
Waxaan u rajeynaynaa guddiga cusub guul, wada-shaqeyn iyo gudasho xil oo hufan, si ay uga miro dhaliyaan masuuliyadda culus ee loo igmaday.
Guddoomiyihii h**e ee Midowga Ardayda, Hassan Ahmed Ali, waxaan uga mahadcelinaynaa kaalintii iyo shaqadii uu u soo qabtay ardayda muddadii uu xilka hayay
Mamulka, macalimiinta iyo Ardaydda Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta booqday Dugsiga Hoose , Dhaxe iyo Sare ee Sigma ee Degmada Baladweyne,
Maamulka Jaamacada Ayaa ardayda dugsigan Waxay la wadaageen fursadaha waxbarasho iyo tayada aqooneed ee Jaamacaddu u diyaarisay ardada sannadkan dhamayneyso Waxbarashada dugsiga sare.
Waxaa ay Ardayda u Rajeeyeeyn in uu Allah u Fududeeyo Hanaanka waxbarasho ee Iskuulka, Waxaana ugu baaqeeyn in ay ka faa'ideeystaan Kulliyadaha Kala duwan ee Jaamacada ugu weyn Gobolada dhaxe ee Hiiraan ay bixiso.
Ku soo dhawaada hoyga aqoonta iyo tiknolojiyadda.
Mamulka, macalimiinta iyo Ardaydda Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta booqday Dugsiga Hoose , Dhaxe iyo Sare ee Horsed Primery & Secondary School ee Degmada Baladweyne,
Maamulka Jaamacada Ayaa ardayda dugsigan Waxay la wadaageen fursadaha waxbarasho iyo tayada aqooneed ee Jaamacaddu u diyaarisay ardada sannadkan dhamayneyso Waxbarashada dugsiga sare.
Waxaa ay Ardayda u Rajeeyeeyn in uu Allah u Fududeeyo Hanaanka waxbarasho ee Iskuulka, Waxaana ugu baaqeeyn in ay ka faa'ideeystaan Kulliyadaha Kala duwan ee Jaamacada ugu weyn Gobolada dhaxe ee Hiiraan ay bixiso.
Ku soo dhawaada hoyga aqoonta iyo tiknolojiyadda.
Mamulka, macalimiinta iyo Ardaydda Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta booqday Dugsiga Hoose , Dhaxe iyo Sare ee Bundo Weyne ee Degmada Baladweyne,
Maamulka Jaamacada Ayaa ardayda dugsigan Waxay la wadaageen fursadaha waxbarasho iyo tayada aqooneed ee Jaamacaddu u diyaarisay ardada sannadkan dhamayneyso Waxbarashada dugsiga sare.
Waxaa ay Ardayda u Rajeeyeeyn in uu Allah u Fududeeyo Hanaanka waxbarasho ee Iskuulka, Waxaana ugu baaqeeyn in ay ka faa'ideeystaan Kulliyadaha Kala duwan ee Jaamacada ugu weyn Gobolada dhaxe ee Hiiraan ay bixiso.
Ku soo dhawaada hoyga aqoonta iyo tiknolojiyadda.
Mamulka, macalimiinta iyo Ardaydda Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta booqday Dugsiga Hoose , Dhaxe iyo Sare ee Hiraan integrated school ee Degmada Baladweyne,
Maamulka Jaamacada Ayaa ardayda dugsigan Waxay la wadaageen fursadaha waxbarasho iyo tayada aqooneed ee Jaamacaddu u diyaarisay ardada sannadkan dhamayneyso Waxbarashada dugsiga sare.
Waxaa ay Ardayda u Rajeeyeeyn in uu Allah u Fududeeyo Hanaanka waxbarasho ee Iskuulka, Waxaana ugu baaqeeyn in ay ka faa'ideeystaan Kulliyadaha Kala duwan ee Jaamacada ugu weyn Gobolada dhaxe ee Hiiraan ay bixiso.
Ku soo dhawaada hoyga aqoonta iyo tiknolojiyadda.
Waxaa si habsami leh u socda booqashada Ardayda ππΌπΏπΊ-π°-ka ee Dugsiyada Sare Gobolka Hiiraan, gaar ahaan degmada Beledweyne.
Xafiiska Xiriirka Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Hiiraan, oo ay wehliyaan qaar kamid ah maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda, ayaa maanta booqasho waxbarasho ku tegay School Baled weyne ee degmada Beleweyne.
Intii ay booqashadu socotay, madaxda Jaamacaddu waxay ardayda ππΌπΏπΊ-π°-ka la wadaageen fursadaha waxbarasho, tayada tacliinta sare, iyo adeegyada kala duwan ee Jaamacadda Hiiraan ay u diyaarisay ardayda mustaqbalka u gudbeysa heerka Jaamacadeed.
Booqashadani waxay qeyb ka tahay dadaallada Jaamacadda Hiiraan ay ugu jirto dhiirrigelinta aqoonta, horumarinta waxbarashada, iyo hagidda ardayda si ay u gaaraan mustaqbal ifaya.
Mamulka, macalimiinta iyo Ardaydda Jaamacadda Hiiraan ayaa maanta booqday Dugsiga Hoose , Dhaxe iyo Sare ee Al aqsa school ee Degmada Baladweyne,
Maamulka Jaamacada Ayaa ardayda dugsigan Waxay la wadaageen fursadaha waxbarasho iyo tayada aqooneed ee Jaamacaddu u diyaarisay ardada sannadkan dhamayneyso Waxbarashada dugsiga sare.
Waxaa ay Ardayda u Rajeeyeeyn in uu Allah u Fududeeyo Hanaanka waxbarasho ee Iskuulka, Waxaana ugu baaqeeyn in ay ka faa'ideeystaan Kulliyadaha Kala duwan ee Jaamacada ugu weyn Gobolada dhaxe ee Hiiraan ay bixiso.
Ku soo dhawaada hoyga aqoonta iyo tiknolojiyadda.
IMG_4901Qudbadii uu ka jeediyay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Jaamacadda Hiiraan, Ustaad Ali Mohamed Abdi, munaasabadda sagootinta ardayda Form Four ee Sigma.
Ustaadku wuxuu ardayda la wadaagay farriimo dhiirrigelin leh, isagoo ku boorriyay dadaal, himilo sare, iyo inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan imtixaanka soo socda ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, maadaama uu yahay tallaabo muhiim u ah mustaqbalkooda waxbarasho.
Balanteennu waa Jaamacadda Hiiraan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Balad Weyn
2526