10/09/2025
Nile University of Science and Technology, oo caan ku ah cilmiga teknoolojiyadda isla markaana xubin buuxda ka ah ururrada jaamacadaha caalamiga ah, waxay idiin soo bandhigaysaa fursado waxbarasho.
La xiriir: 61 4262020 ama buuxi foomka diiwaangelinta.
https://www.registration.nust.edu.so/Student.php
03/09/2025
https://www.registration.nust.edu.so/Student.php
๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ
๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
Ku soo biir Nile University sanad-dugsiyeedka 2025โ2026 fursad aad ku horumariso xirfaddaada iyo aqoontaada.
Diiwaangelintu way socotaa! Faahfaahin iyo is-diiwaangelin: https://www.registration.nust.edu.so/Student.php
61 4262020
01/09/2025
https://www.registration.nust.edu.so/Student.php
Nile University of Science and Technology oo ku caan ah cilmiga teknoolagljiyadda, xubin buuxdana ka ah ururada jaamacaddaha Caalamiga ah waxa ay idiin haaysaa fursado waxbarasho. Kala xiriir ama buuxi form ka. Mobile 61 4262020
28/08/2025
Nile University of Science and Technology oo caan ku ah cilmiga teknoolagljiyadda waxa ay idiin haaysaa fursado waxbarasho oo scholarship ah. Kala xiriir ama buuxi form ka. Mobile - 614707030 - 614262020,
๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐
๐จ๐ซ๐ฆ
http://registration.nust.edu.so/Student.php
20/08/2025
๐ Bachelor of Networking and Cyber Security
http://registration.nust.edu.so/Student.php
๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ
Barnaamijkan waa fursad dahabi ah oo loogu talagalay ardayda xiisaynaya Network Design, Administration & Cyber Security Management.
Waxaad ku baran doontaa xirfado dhijitaal oo heer caalami ah oo kaa caawinaya:
โ
Naqshadeynta iyo Maamulka Modern Computer Networks
โ
Difaacida Data iyo Information Systems ka dhanka ah Cyber Threats, Attacks & Vulnerabilities
โ
Inaad noqoto Cyber Security Professional suuqa shaqada caalamka si weyn looga baahan yahay
๐ Haddii aad rabto mustaqbal xirfad Digital ah, Networking and Cyber Security waa jidkaaga guusha!
20/08/2025
5th Convocation Ceremony
Coming Soon!
https://www.nust.edu.so/
13/08/2025
Nile University of Science and Technology
Ku soo biir Nile University sanad-dugsiyeedka 2025โ2026 fursad aad ku horumariso xirfaddaada iyo aqoontaada.
Diiwaangelintu way socotaa! Faahfaahin iyo is-diiwaangelin: https://www.registration.nust.edu.so/Student.php
31/07/2025
https://registration.nust.edu.so/Student.php
Nile University (NUST) is pleased to announce the opening of admissions for the new academic year. We offer modern programs tailored to current technology trends and the skills demanded in todayโs job market.
๐ Why Choose NUST?
A world-class technology-based university
Highly qualified instructors
Career opportunities and professional development
Modern programs aligned with market needs
๐ก Donโt miss this opportunity โ Turn Your Dream Into Reality!
Register today and become a leader of tomorrow!
๐ For more information:
๐ nile.university
๐ง [email protected]
๐ฑ .university
61 4262020
28/07/2025
Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga Adduunka
๐ 28-ka July ayaa sanad kasta dunida looga dabaaldegaa maalintan muhiimka ah si loo wacyigeliyo bulshada kuna baraarugsanaadaan khatarta cudurka Cagaarshowga (Hepatitis).
โก๏ธ Cagaarshowgu waa cudur si fudud loo iska ilaalin karo,
โก๏ธ Waxaa muhiim ah in aan bulshada ku dhiirrigelino:
โ๏ธ Inay sameeyaan baaritaanno caafimaad
โ๏ธ Inay qaataan tallaalka
โ๏ธ Inay helaan xog sax ah oo la isku halayn karo
๐ฅ Nile University of Science and Technology waxay ka goโan tahay inay bulshada kor u qaaddo wacyigooda si ay u helaan nolol caafimaad leh.
๐ข Wacyi + Ficil = Badbaado
๐ Ha sugin berri badbaadadaadu maanta ayay bilaabanaysaa!