14/12/2025
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay
mudnaan gaar ah siisaa horumarinta aqoonta ardaydeeda ku kala sugan kulliyadaha kala duwan , Si loo xoojiyo kartidooda aqooneed iyo mid xirfadeed.
jaamacaddu waxay si joogto ah u garab taagan tahay ardayda, iyadoo u qabanqaabisa tababaro kala duwan oo lagu qabto gudaha jaamacadda iyo dibaddeeda.
jaamacaddu waxay qabatay tababar cinwaankiisu yahay:
"From Local to Global:
Understanding Social Science & Humanities Roles in
Developed Countries"
Ujeeddada ugu weyn ee ay Jaamacadda Koonfurta
Soomaaliya u qabato tababaradan isdaba-joogga ah waa in
la soo saaro aqoonyahanno karti u leh cilmi-baarista, kuwaas oo leh aragti furan, faham caalami ah, isla markaana bulshada ku soo kordhiya fikrado cusub
11/12/2025
Currently in Full Bloom at the University of Southern Somalia...
11/12/2025
๐ข Upcoming Seminar at the University of Southern Somalia!
We are pleased to invite students, academics, and the wider community to a special presentation titled:
๐ โFrom Local to Global: Understanding Social Science & Humanities Roles in Developed Countriesโ
Join us as we explore how Social Sciences and Humanities contribute to development, policymaking, and global progressโfeaturing insights from UNICEFโs Social Protection work.
๐ Keynote Speaker:
Abdiaziz Farah Adow
Researcher, Policy Analyst & Social Protection Expert
๐ Date: Saturday, 13 December 2025
โฐ Time: 03:30 PM
๐ Venue: University of Southern Somalia, Hall 2
06/12/2025
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxa ay shalay si guul leh u soo gabagabeysay Soft Skills Master Class, tababarkan oo uu hogaaminayey Coach Ayanle Aysar, isla markaana qeyb ka ahaa dadaalka jaamacadda ee ah in kor loo qaado xirfadaha ardayda iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.
Waxaan ku faraxsanahay ka qaybgalka firfircoon ee dhallinyarada, doodihii qiimaha lahaa, iyo xirfadaha muhiimka ah ee la wada bartay, kuwaas oo gacan ka geysan doona kobcinta xirfadooda shaqo iyo midda hoggaamineed.
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay sii wadi doontaa barnaamijyada horumarinta ardayda iyo dhallinyarada, iyadoo ujeedadu tahay in la dhiso jiil aqoon iyo xirfad leh oo door muuqda ka qaata mustaqbalka dalka.
Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda isku dubbariday barnaamijkan.
01/12/2025
WELCOME ๐ TO BAYDHABO JINAY
USTAD RUGCADE COACH AYANLE AYSAR
21/11/2025
21-ka November โ Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
Maanta waxay noo tahay maalin aan u dabbaaldegno kaalinta aan la qiyaasi karin ee macallimiintu ku leeyihiin dhismaha aqoonta, hanuuninta jiilka cusub, iyo kobcinta mustaqbalka ummadda.
Macallinku waa udub-dhexaadka horumarka, waa nuurka iftiimiya dariiqa aqoonta, waana hagaha dib-u-dhiska bulshada Soomaaliyeed.
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed ee u taagan gudashada waajibaadkooda si daacadnimo, dulqaad iyo xirfadi ku dhisan.
โููู
ูููู
ูุนููููู
ู ููููููู ุงูุชูุจุฌููุง ูุงุฏู ุงูู
ูุนููููู
ู ุฃู ูููููู ุฑูุณูููุงโ
Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed!
20/11/2025
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.
Fadumo Ali Bule waa gabar hal-abuur leh oo ku fiican farshaxanka (Arts).
Waxay ka mid tahay kumaannaankii arday ee ka qalin-jabiyay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, iyadoo soo bandhigtay xirfad, karti iyo dadaal heer sare ah.
19/11/2025
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.
Fadumo Ali Bule waa gabar hal-abuur leh oo ku fiican farshaxanka (Arts).
Waxay ka mid tahay kumaannaankii arday ee ka qalin-jabiyay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, iyadoo soo bandhigtay xirfad, karti iyo dadaal heer sare ah.
Helidda xirfadaha barashada waxay kuu fududeynaysaa:
Shaqo
Jaamacad
Kobaca xirfadaha shaqo
Nolol horumar leh
17/11/2025
Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ayaa qabtay kulanka #โAqri oo Aqbalโ #, oo lagu xoojiyay isdhexgalka ardayda iyo muhiimadda akhriska.
Aqoonta laga helo akhriska waxay ardayga siinaysaa kalsooni uu ku hadlo, ku doodo, ama ku difaaco fikradaha uu leeyahay.
Akhrisku waa tiirarka ugu muhiimsan ee waxbarashada. Waa xirfadda ka caawisa ardayga inuu fahmo casharrada, kobciyo maskaxdiisa, isla markaana gaaro heer sare oo aqooneed. Ardayga akhriskiisu wanaagsan yahay wuxuu leeyahay fursad uu ku horumaro noloshiisa waxbarasho iyo mid shaqo labadaba.
04/11/2025
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya
Ardayda Qeybta Caafimaadka ayaa si hufan u samaynaya baratiko Labka caafimaadka, iyagoo muujinaya xirfad, karti, iyo himilo sare.
Hooyada Jaamacadaha KGS
29/10/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH โ KULAN AQOONEED
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay si farxad leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo bulshada jaamacadda in la qaban doono kulanka aqooneed ee cinwaankiisu yahay:
๐งด โSkin Care & Effects of Steroid Drugs on Skinโ
Kulankan waa fursad qaali ah oo aad ku baran doonto:
โ
Sida saxda ah ee loo daryeelo maqaarka
โ
Halista iyo saameynta dawooyinka steroid-ka ee si khaldan loo isticmaalo
โ
Talooyin caafimaad oo kaa caawinaya ilaalinta quruxda iyo caafimaadka maqaarkaaga
๐ Goobta: Hoolka Jaamacadda
๐๏ธ Taariikhda: 29-ka October 2025
๐ Waqtiga: 10:00 subaxnimo
02/10/2025
Hambalyo iyo Bogaadin
Maanta waxa ay ahayd maalin taariikhi ah oo lagu xusuusan doono. Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ayaa si sharaf leh uga qayb galay xafladdii qalin-jabinta dufcaddii 9aad ee Mac-hadka Al Qamar Education Academy.
Munaasabaddaasi intii ay socotay, Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliyamudane Mahamed Abdulahi Hassan. waxa uu si cad ugu ballan qaaday in uu 8 deeq waxbarasho (scholarship) ugu deeqayo ardayda Al Qamar Education Academy, si kor loogu qaado dadaalkooda waxbarasho iyo mustaqbalkooda aqooneed.
Tani waa guul weyn oo aan wada leenahay, waana tallaabo lagu dhiirrigelinayo ardayda Soomaaliyeed guud ahaan.
Waxaan leeyahay: Hambalyo Dufcaddii 9aad ee Al Qamar Education Academy! Guul iyo horumar baan idiin rajaynayaa.
Hampaliyo Hampaliyo Hampaliyo