30/10/2023
Drugs safe in pregnancy
1. Antibiotics
2. Ceflaxin, Cephradin, Cefixime, Cefotoxime, Azithromycin, Ceftraixone, Amoxicillin.
3. Anti ulcer drugs
Ranitidine, Lansoprazole, Gaviscon, Sucralfate,
4. Anti allergic Diphenhydramine, Levocitrazine, Loratidine.
5. Analgesics Paracetamol only oral use.
6. Anti emitcis Doxylamine, Diminhydrinate (gravinat), Ondensetrone
7. Anti spasmodic
Nospa (drotavarin), Spaslar (phloroglucinol).
8. Constipation Ispaghol, lactulose, glycerine suppository.
9. Anti fungal Clotrimazole V cream,
10. Anti hypertensive
Methyl dopa, Nipedipine, Exmergency. labetolol
16/08/2022
.
Waxa aan ku wargalineena bahda xiiseysa waxbarashada si gaar ah ardeyda dhameysatay dugsiyada sare ee deegaanada konfur galbeed in ay si rasmi ah u bilaabatay qaadashada ardeyda cusub ee sanad dugsiyeedkan 2022-2023.
Fadlan horay ugaar xarumaha ay ka socoto diiwangalinta.
Xafiiska caalami waa iska diwaan galin karta kaso horjeedka dhismaha premier banka insha allah
01/08/2022
Today marks the start of . Breastmilk is essential for the growth and health of children. Youth, community elders, and medical professionals Let's step up for breastfeeding. Educate and Support.
12/05/2022
Wishing all the nurses a very Happy Nurse Day. Because you are there, we know that one day the patients are going to be all fine.π§‘π
Happy International Nurses Day.. πππ‘ππ
08/05/2022
βLung Soundβ
.
.
.
LIKE SHARE COMMENTA
01/05/2022
Maamulka, Hawl-wadeenada, iyo Ardayda Jaamacadda Zamzam Waxa ay guud ahaan shacabka muslimiinta ah ee ku nool dunida dacalladeeda, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan Farxadda Ciidul Fidriga.
Allah cibaabada suuban dhammaanteen ha inaga aqbalo ciid mubark
04/04/2022
Dhakhaatiir & ardeyda barata kuliyada kalkaaliy nimada ee jaamacada ayaa dawooyin & qalab kaloo cafimaad gaarisyey dadka aadka u nogul ee ku nool qaar ka mid ah xerooyinka ay ku nool yihiin dadka tabaaleysan.