24/05/2025
waxan bogaadinayaa ardayda reer hadaftimo ee manta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah, ee dawlada puntland.
gaar ahaan ardayda schoolka caaqil tafadal ee fasalka 8aad.
waxan u rajeenayaa guul.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqil Tafadal Intermediante, Primary and Secondary School, School, Badhan.
24/05/2025
waxan bogaadinayaa ardayda reer hadaftimo ee manta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah, ee dawlada puntland.
gaar ahaan ardayda schoolka caaqil tafadal ee fasalka 8aad.
waxan u rajeenayaa guul.
19/03/2025
19/03/2025
schoolka hoose/dhexe ee sare ee caaqil tafadal schol, waxa ka socda tartan aqooneenka ramadaanta, waxa ka qayb qaata dhammaan fasalada uu schoolka ka kooban yahay.
well come to Aqil Tafadal Intermediante primary and secondary school, city of hadaftimo