Waa guul kale oo weyn!!
Machadka Frontier Institute of Professional and Management Studies oo ku yaal dalka Kiiniya ayaa siiyey Dugsiga Star Leadership Academy iyo machadka Center for Professional Studies (CPS) oo ah college lagu barto luqadda English-ta oo ku yaal Badhan labo shahaado oo lagu maamuusaayo waxqabadkooda dhanka waxbarashada iyo dadaalkoodu ku aadan horumarinta xirfadaha hoggaamiyasha mustaqabalka.
Dugsiga Star Leadership Academy iyo machadka Center for Professional Studies oo ay wada asaastay Ayaan C/raxmaan Cali ayaa wada talaabooyin lagu xoojinaayo sidii uu horumar uga sameyn lahaayeen wax dhigidda iyo kobcinta xirfadaha ardayda kala duwan.
Star Leadership Academy.
English Primary/intermediate/Secondary School -- Iskuul Hoose/Dhexe/Sare oo ku baxa luuqadda Ingiriisiga.
Star Tiktok: https://www.tiktok.com/@starleadershipacademy?_t=8nkEoiT8wlh&_r=1
Eid Mubarak. May Allah accept our fasting and our good deeds.
Barashada weesada iyo Grade 3 ✨✨✨
18/12/2025
Learning is fun
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Badhan
0000
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 13:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Thursday | 07:00 - 13:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:00 |
| Sunday | 07:00 - 13:00 |