02/02/2023
Daqiiqado kooban ayaa ka hadhay Haddii Eebbe idimo dhamman bahada jacel Training maanta ka baxay Dream college. Ha moogaanina.!
2/2/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Macahadka Dream college waxa ugu faa'iidaynayaa dhamman bahada caafimaadka In Dr Muscab Mohamed aadan uu binaxayo Training on History Taking and Physical Exmination for health science students, waxa lagu bixinayaa Certificate kuu cadeynaysa innaad ka faa'iidaysatay Trainingkaas.
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin
26/01/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
5-2-2023 New admission
Macahadka Dream collage waxa uu ugu faa'iidaynayaa dhamman bahada jacel barashadda kuliyada nafaqeenta- (Nutrition) ka Waxa la bilaabay dafcaddii 1aad Ee Diploma In Nutrition qofkastaa oo jacel innuu ka faa'iidaysto waxa uu nagala soo xidhiidhi karaa Telfoonada shaashada ka soo muuqda.
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin.
25/01/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Macahadka Dream college waxa ugu faa'iidaynayaa dhamman bahada caafimaadka In Dr Muscab Mohamed aadan uu binaxayo Training on History Taking and Physical Exmination for health science students, waxa lagu bixinayaa Certificate kuu cadeynaysa innaad ka faa'iidaysatay Trainingkaas.
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin
19/01/2023
Ardayda dugsiyada dhex iyo sare Dream college waxa idiin hayaa furasad qaali ah Certificate First Aid ah ardaygu waxa bixinayaa Isdiiwaan galin oo kaliya lagama rabo wax bil ah. courses waxa uu socon doonnaa 3 bilood oo kaliya.!
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin.
19/01/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Waxa la bilaabay dafcadii 2aad ee Diploma in Nursing waxay socon doontaa sannad / One Year qofkii horrey uga soo qaatay Certificate waxa loogu dhammays tirayaa Diploma
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin.
19/01/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
Macahadka Dream college waxa uu furay isdiiwaan gelintii iyada oo socon doonta muddo kooban qofkii doonnaya Diploma in pharmacology waxay socon doontaa sannad / One Year qofkii horrey uga soo qaatay Certificate waxa loogu dhammays tirayaa Diplom.
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin
19/01/2023
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵
isdiiwaan gelintu wey innoo socotaa qofkii doonnaya Diploma in Medical lab waxay socon doontaa sannad / One Year.
Whatsappka nagala soo xidhiidh 0907678457 - 0907950497.
19/01/2023
Ku baro luuqada English ka muddo kooban adiga oo lagu siinayo shahaado tayo sare leh, sidokalena macahadka waxa uu si heer sare ah xoogga u saarayaa saddexdan qaybood sidokale macahadku waxa uu kaa damaanad qaadayaa in isbuuc walbaa maallin kamid ah uu classka kugu soo galin doonno macallin luuqada u dahshay si aad preactis ula qaadataan qayabahan kala duwan.
- Reading
- Writing
- listening
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahina 0907678457 - 0907950497
Mahasanidiin..
02/10/2022
Koox ka socota Dream College ayaa booqasho ku tagay dugsiga sare ee Mohamoud Ali Shire iyagoo siiyay ardayda xiisado ku saabsan noocyada dhiigga iyo baaritaankooda isla jeerkaasna ku baraarujiyay ardayda inay muujiyaan dadaal iyo karti.
Socdaalkan ay ardaydu ku tageen dugsiga ayaa qayb ka ahaa barnaamij siyaasadeedka collegeka ee baahinta aqoonta iyo wacyigalinta bulshada.
Dream college A Vehicle for Peace and Development
27/09/2022
Dream College A vehicle for peace and development
Waxaa berri oo bishu ku beegantahay 28/9/2022 ka furmi doona Dream College tababar ciwaankiisu yahay (Introduction to research) wuxuuna socon doonaa ilaa bisha 30keeda, isdiiwaangalintuna waxa ay ka socota xafiiska Dream College amase la xariir lambarka hoos ku xusan.
Ka Faa'idaysi haboon.
Mahadsanidiin......
Dream College a vehicle for peace and development

23/09/2022
Empirical visit to Shifo Hospital Badhan