مسجد القرآن الكريم في مركز اقرأ - برن - سناج

مسجد القرآن الكريم في مركز اقرأ - برن - سناج

Share

boggan waxa loogu talagalay in lagu soo gudbiyo duruus duuban iyo kuwa live ka u baxaya

16/12/2025

Ogaysiis muhiim ah:

waxa la ogaysiinayaa Ardayda iyo Dadka khayrka jecel in masjidka QURAAN ee MARKAZKA IQRA laga bilaabayo kitaabka saxiixul bukhaari Waxa la akhrin habeenka Arbacada iyo khamiista salaada maqrib ka dib.

Waxa akhrinaya: SH.CABDIWAHAAB XASAN GOLE

Aan ka wada faa'iidaysano.

06/03/2025

OGEYSIIS BILAABASHO KITAAB

Waxaa La Ogeysiinayaa macalimiinta Qu'aanka dhigta iyo ardayda daalbul cilmiga ah iyo inta Jecel Barashada Shareecada Islaamka In Uu Sheikh. Dr. Prof. Cabdirashiid shiikh salax Uu Bilaabi Doono insha Allah kitaabka (التبيات في آداب حملة القرآن)
Waxa Uuna Sheikhu Ku Aqrin Doona Masjidu cabdala hiirad Dagmada badhan .

SAACADDA 11:45 AM
Laga bilaabo : Sabtida
TAARIIKHDA: 08-09-1446 H
WAAFAQSAN:08-03-2025 M

Kafaa'ideysi Wacan

16/10/2024
Want your school to be the top-listed School/college in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Geerdoora
Badhan
252