Bad-Baado Secondary school

Bad-Baado Secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bad-Baado Secondary school, Centre of the Town near Telesom, Arabsiyo.

08/04/2026

🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa dhammaan afartii fasal ee maanta ku tartamay aqoonta: Form 4A, Form 4B, Form 2A iyo Form 2B.
Sidoo kale, waxaanu hambalyo gaar ah u diraynaa labada fasal ee maanta guushu raacday: Form 2B Girls iyo Form 4B Girls

06/04/2026

Maamulka, Macallimiinta, Ardayda,Hawl_wadeenada iyo Waalidiinta Dugsiyada Badbaado waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka iyo qaraabada ay ka baxday Marxuumad , oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabisay Dugsiga Sare ee Badbaado sannadkii 2023.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumadda ku Casuumo Jannatul Fardawsa, qabrigana u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday. Aamiin.

05/04/2026

Maalintii Labaad ee Tartanka aqoonta ee Badbaado Secondary

04/04/2026

Furiraanka Tartanka aqoonta ee
Hambalyo Form 1B

Photos from Bad-Baado Secondary school's post 03/04/2026

Form 4B Girls 2020 yaad ka xasuusataa?

Badbaado primary and kg school

21/03/2026

" Ha iloobin inaad berrito imtixaan lee dahay "

19/03/2026

Ciid Mubaarak :-

Munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed waxaan hambalyo diirran u diraynaa ardayda, macalimiinta, waalidiinta sharafta leh iyo dhammaan shaqaalaha dugsiga sare ee Bad-Baado Secondary school. Waxa alle weydiisanaynaa inuu innaga aqbalo acmaashii suubnayd ee aynu samaynay, Eebbe ciiddan ciiddeedana ha innagu gaadhsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad qab " Ciid Mubaarak Ciid Mubaarak "

Photos from Bad-Baado Secondary school's post 07/03/2026

26/02/2026

24/02/2026


21/02/2026

Berri dugsigu wuxuu ahaan doonaa fasax, Salaada roob doonta ah ee la oogayo awgeed, waxa la soo labaan doonaa maalinta isniinta oo ku beegan 23/2/2026 idam alle.

17/02/2026

AYNU SOO DHAWAYNO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN

Want your school to be the top-listed School/college in Arabsiyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Centre Of The Town Near Telesom
Arabsiyo
FORME