31/08/2026
WARGALIN MUHIIM AH: ISKU SOO NOQOD WANAAGSAN! 🎓✨
Waxaa dhammaan waalidiinta sharafta leh iyo ardayda qaaliga ah ee Dugsiga IBNU ABBAS PRIMARY SCHOOL lagu wargalinayaa in dugsigu si rasmi ah u bilaabi doono Sanad Dugsiyeedka Cusub (2026-2027) taariikhdu marka ay tahay 01/09/2026.
Waxaan diyaar u nahay inaan ubadkiina ku bixinno waxbarasho tayo leh, anshax wanaagsan, iyo jawi dhiirigelinaya hal-abuurka iyo hoggaaminta mustaqbalka. Wadajirka waalidiinta iyo dugsigu waa furaha guusha ubadkeenna!
Fadlan naga soo xiriir:
📞 Tel: 0615741233
📍 Goobta: Degmada Afmadow, gaar ahaan Xaafadda Ceel Dhananiyow.
Ibnu Abbas Primary School – Learn to Lead! 🌟