Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

Share

Dugsiga hoose dhexe sare ee Afmadow waxa uu kuyaalla Degmada Afmadow. kusoo dhawaada bulshooy.

Photos from Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow's post 23/03/2026
Photos from Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow's post 22/03/2026

Ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe iyo sare ee Afmadow ayaa maalintii labaad u fadhiya imtixaanka furitaanka kadib fasixi 10ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadan.
imtixaankan wuxuu qeyb ka yahay laguna dari doonaa natiijada imtixaanka dambe ee bisha 6aad la geli doono.

30/01/2026

Waxqabadyadi 2025 : Doorasho qof iyo Cod ah
Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

25/12/2025

انا لله وإنا إليه راجعون

Anagoo ah Maclimiinta iyo ardada Dugsiga Hoose dhexe sare ee Afmadow, waxaan halkan tacsiyo tiiraanyo leh ooga diraynaaa macallinkeenna Zakariye ( xiish) oo xaaskiisu ku geeriyoote xale isbitaalka magaalada Dhoobley iyo sidoo kale Ehelkeeda iyo saaxiibaddeda dhammaantood Waxaan ilaahay uga baryaynaa in samir ilaah siiyo.
Iyadana jannatul-firdows in uuka yeelo Gurigeeda, qabrigana u waasiciyo, innagana gadaasheed Alle nama fitneyno🤲🤲 .

ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Photos from Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow's post 22/11/2025

Hambalyo 🎉 Hambalyo 🫀 hambalyo 🎉
Dhammaan maclimiinta soomaaliyeed. Meel waliba aad joogtaan.
Hambalyo gaar ahna wexey u ahaate dhammaan bahda waxbarashada Degmada Afmadow.
Sidoo kale
Waad mahadsantihiin dhammaan ardadii qaban qaabiyey, juhdi iyo dadaal ku bixiye
Xafladii 21ka November oo loo qabte Maclimiinta Dugsiga Afmadow.
Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

Photos from Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow's post 02/10/2025

Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

01/10/2025

Hordhaca doorashadii Maanta ka dhacday Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Afmadow laguna dooranaye Gudoomiyaha wiilasha, Gudoomiyaha Gabdhaha iyo kuxigeennadooda. Goor dhaw suga i.A.
Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

01/10/2025

Xafladdii Furitaanka ee Dugsiga Afmadow Qeybti 1aad
Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow

Photos from Afmadow primary and secondary -madarisada Afmadow's post 20/09/2025

Maanta

05/09/2025

OGEYSIIS: Fursad shaqo macallinimo

Maadooyinka Macalinku uu dhigo doono waa
1. Xisaab Dugsiga dhexe
2. Saynis / Biology
3. Iyo maadooyinki looga maarmi waayo.

Shuruudaha.
1. Ugu yaraan shahaado secondary.
2. Taariikh nololeedka (CV)
2. Da'du in aysan ka yaraan 22 sano.
3. Khibrad shaqo hal sano iyo ka badan.
4. Balwad laheyn.
5. Lebis toosan.

Mudada codsiga
Sabti 06-09-2025 - arbaco 10-9-2025.

Habka loosoo gudbinayo codsiga
1. E-mail: [email protected]
2. Keen xafiiska Dugsiga oo furan sabti-arbaco 6:30am - 12:30 pm
3. Whatsapp: 0618573575 / 0618573471 / 0618573804

Want your school to be the top-listed School/college in Afmadow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Degmada Afmadow
Afmadow
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 13:00
Tuesday 07:00 - 13:00
Wednesday 07:00 - 13:00
Thursday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 13:00
Sunday 07:00 - 13:00