12/04/2026
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 April 2026 waa maalintii 3aad ee Imtixaanka Bileedka 2aad.
🎯 Guushu waxay raacdaa dadaalka iyo diyaar garowga.
💡 Imtixaan waa jidka lagu ogaado heerka aqoontaada.
🌟 Qofkii dadaala, natiijo wanaagsan ayuu helaa.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo horumar. 🤲📖
08/04/2026
20/03/2026
18/02/2026
10/02/2026
11/01/2026
29/11/2025
23/11/2025