Ibnu Athiir Primary And Secondry School

Ibnu Athiir Primary And Secondry School

Share

Education

29/08/2025

Isku soo noqod wanaagsan buugaagtaada iyo Uniform-kaaga diyaarso soona dheereey😁

Class 2025-2026

Ibnu-Athiir PSS School

21/08/2025

Hambalyo faysal

21/08/2025

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA FASALKA 8AAD GAAR AHAAN ISKUULKA IBNU-ATHIIR P&S SCHOOL

DHAMAAN ARDAYDA SANADKA U GASHAY WAXAY KU WADA BAASEEN DARAJADA (A+)
ILAAHY AYAA KU MAHADSAN KADIBNA WAALIDIINTA IYO MACALIMIINTA IYO MAAMULKA

WAA AQOON TAYO LEH OO LA HUBO INSHA ALLAH

31/07/2025

GABADHA REER IBNU-ATHIIR OO KALIYA SIDAN SAMAYN KARO🤣

29/07/2025

Ibnu Athiir P&S School – Dugsi Aad Ilmahaaga Ku Aamini Karto!
✨ Isdiiwaangelintu waa furanthy hadda
📚 Fasalada: Dugsiga dhexe & sare
👨‍🏫 Macallimiin khibrad leh
📖 Manhaj tayo sare leh oo isku dhafan (English, Somali, Carabi, Tarbiyo, physics, Math, Chemistry, Bio,Tech...)
📲 Fadlan nala soo xiriir: +252619123012


















24/06/2025

Natiijo lagu farxo i.a

-ATHIIR P&S SCHOOL

Photos from Ibnu Athiir Primary And Secondry School's post 24/06/2025

Waxaa maanta soo idlaaday Imtixaankii shahaaddiga fasalka 8aad waxaan hambalyo u diraynaa ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Ibnu-Athiir Primary and Secondary School
Waxaan leenahay Hambalyo Guul iyo Natiijo lagu farxo
-ATHIIR P&S SCHOOL

14/06/2025

Guul ayaan idin rajaynaynaa Dhamaan F4 gaar ahaan bahda Ibnu-Athiir PSS School
Guul insha allah

-Athiir PSS School

05/06/2025

Ciid wanaagsan
كل عام وانتم بخير

31/05/2025

Maamul ku xigeenka iskuulka USTAAD Abdiwahab Mustaf Sheekh Abdiwahid ayaa daah furay imtixaanka Shahaaddiga ah ee fasalka F4
2024-2025

-Athiir PSS School

Photos from Ibnu Athiir Primary And Secondry School's post 29/05/2025

ISKUULKA IBNU-ATHIIR P&S SCHOOL
AYAA ABAAL MARIN SIIYAY MACALINKII IYO ARDAYGII/ ARDAYDII UGU WANAAGSANAA SANADKA 2024-2025

MACALINKII UGU WANAAGSANAA WAXAA NOQDAY
USTAAD:CAAMIR MAXAMED IIDOW

ARDAYGII UGU WANAAGSANAA WAXAA NOQDAY
CABDULLAAHI CABDIFITAAX MAXAMED

ARDAYADII UGU WANAAGSANAYD AYAA SANAD LOO GUDOONSIIYAY GABADHA LAGU MAGACAABO
BUSHRO CUMAR YUSUF

SIDOO KALE WUXUU ISKUULKA BIXIYAY SHAHAADDO SHARAF OO LA GUDOONSIYAY ARAYDAYDII UGU HOWLKARSANAYD SANADKA 2024-2025
ILAA IYO 6 ARDAY AYAA LA GUDOONSIIYAY

Dhamaan waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Athiir PSS School

26/05/2025

khudbad cajiib ah oo ay soo jeedisay mid

ka mid qalinjabiyaasha sanadka 2024-2025

Ibnu-Athiir PSS School

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Afgoye