Alqalam Foundation for Education and Development

Call Website Contact the school

Alqalam Foundation for Education and Development خدمة تعليمية كاملة تهدف إلى تكوين مجتمع إسلامي وطني آمن
𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐞𝐭𝐞 𝐞𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐬𝐞𝐫𝐯𝐢𝐜𝐞 𝐰𝐡𝐢𝐜𝐡 𝐚𝐢𝐦𝐬 𝐭𝐨 𝐟𝐨𝐫𝐦 𝐚 𝐬𝐚𝐟𝐞 𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐬𝐨𝐜𝐢𝐞𝐭𝐲

مؤسـسـة القلم التعليمية في الصومال
Alqlam Foundation For Education (AFE)
Mu'assasada tacliimiga ah ee Alqalam fadhigeedu waa degmada Afgooye. Mu’assasada tacliimiga ah ee Alqalam waxa uu aasaaskeedu salka ku haayaa sanadkii 2013-kii, waxaana loo aasaasay xaqiijinta waxyaabaha soo socdo:
1- Hirgelinta waxbarasho nidaami ah.
2- Hirgelinta waxbarasho taxfiidi ah (quraan).
3- Furidda mac-had lagu soo dhisayo ubadka bilowga ku ah waxbarashada.
4- Furidda mac-had wax lagu barayo da’weynta soomaaliyeed.
5- Kafaala qaadka agoonta iyo kuwa taagta daran.
6- Abuuridda barnaamijyo horumarin iyo wacyi gelin ah.
7- Qabashada doodo cilmiyeed iyo tababaro ku saabasan manhajka waxbarashada.

16/09/2026
Sabti 12/9/2026Waxaa maanta ka qabsoomay xarunta labaad dugsiga Alqalam Foundation for Education and Development dhaabuu...
12/09/2026

Sabti 12/9/2026
Waxaa maanta ka qabsoomay xarunta labaad dugsiga Alqalam Foundation for Education and Development dhaabuurka subaxley kaasoo daahfur u ahaa dhaabuurka sanad dugsiyeedkan 2026-2027 ayna ka qeyb qaateen qeyb kamid ah ardayda fasalka form four 2026-2027.

Bahda Alqalam Foundation for Education and Development waxaa farxad u ah in ay  gabadhooda (𝐒𝐮𝐦𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝)  kasoo...
31/08/2026

Bahda Alqalam Foundation for Education and Development waxaa farxad u ah in ay gabadhooda (𝐒𝐮𝐦𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝) kasoo dhex muuqato tobanka arday ugu sareyso imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe ee ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed kuwaas oo maanta kulan maamuus sharafeed ay u sameeyeen madaxda dawladd goboleedka Kgs .
Guul iyo gobonimo bahdeena Alqalam guud ahaan maamul ' Macallin iyo arday.

Waxaa maanta shir hordhac ah yeeshay Maamulka iyo Macallimiinta Mu'sasada Alqalam Foundation for Education and Developme...
31/08/2026

Waxaa maanta shir hordhac ah yeeshay Maamulka iyo Macallimiinta Mu'sasada Alqalam Foundation for Education and Development kaas oo looga hadlay diyaar-garowga iyo howlaha muhiimka ah ee la xiriira sanad dugsiyeedka cusub 2026–2027.
Shirka waxaa diiradda lagu saaray qodobadan:
1:Qorshaha waxbarashada iyo diyaarinta manhajka sanadkan.
2:Jadwalka casharrada iyo waajibaadka macallimiinta.
3:Anshaxa, joogitaanka iyo waqtiga ardayda iyo macallimiinta.
4:Kor u qaadista tayada waxbarashada iyo natiijooyinka ardayda.
5: Diyaarinta fasallada, agabka iyo deegaanka waxbarashada.
6: Xiriirka maamulka, macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta.
7: Qorsheynta hawlaha iyo barnaamijyada dugsiga ee sanad dugsiyeedka cusub.
8: In la sameeyo iskaashi, wada-shaqeyn iyo isla-xisaabtan si loo gaaro himilooyinka dugsiga.
Ugu dambeyn, maamulka wuxuu macallimiinta kula dardaarmay inay si wadajir ah uga shaqeeyaan tayeynta waxbarashada, tarbiyadda ardayda iyo horumarinta dugsiga, si sanad dugsiyeedka 2026–2027 uu u noqdo sanad guul iyo horumar leh insha Allah .

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒/𝐃: 𝟐𝟎𝟐𝟔-𝟐𝟎𝟐𝟕Kulanka Wada tashiga Bah weynta Alqalam.
31/08/2026

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒/𝐃: 𝟐𝟎𝟐𝟔-𝟐𝟎𝟐𝟕
Kulanka Wada tashiga Bah weynta Alqalam.

𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦𝗦/𝗗: 𝟮𝟬𝟮𝟱-𝟮𝟬𝟮𝟲Qeybta 2-aad: Sawirada Goobta Xafladda
31/08/2026

𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦
𝗦/𝗗: 𝟮𝟬𝟮𝟱-𝟮𝟬𝟮𝟲
Qeybta 2-aad: Sawirada Goobta Xafladda

30/08/2026

Bahda Alqalam iyo bandhigga kobac expo ee Beerta banaadir

Bahda Alqalam ayaa ka qeyb gashay bandhiga kobac expo oo uu qabanaayo macallinka bulshada macallin kobac ayna soo agaasi...
30/08/2026

Bahda Alqalam ayaa ka qeyb gashay bandhiga kobac expo oo uu qabanaayo macallinka bulshada macallin kobac ayna soo agaasintay KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta laguna qabanaayo beerta banaadir

𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦𝗦/𝗗: 𝟮𝟬𝟮𝟱-𝟮𝟬𝟮𝟲Qeybta 1-aad: Sawirada Ardayda "𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦"
29/08/2026

𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦
𝗦/𝗗: 𝟮𝟬𝟮𝟱-𝟮𝟬𝟮𝟲
Qeybta 1-aad: Sawirada Ardayda "𝐀𝐛𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐦"

Address

Afgoye

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:30
Tuesday 06:30 - 17:30
Wednesday 06:30 - 17:30
Saturday 06:30 - 17:30
Sunday 06:30 - 17:30

Telephone

+252618828299

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alqalam Foundation for Education and Development posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Alqalam Foundation for Education and Development:

Shortcuts

Share

Category