Sitcos celasha biyaha

Call Contact the school

Sitcos celasha biyaha Sitcos college waa goob wax barasho oo loogu faideyo umada somaliyeed . Waxaadna ka baran kartaa mad

Barito waa ay jirtaa xisada yeesan ku dhaafin .Kuraastana waa xadidan tahay.    kala Soo xiriir 61 9033036 .
07/08/2024

Barito waa ay jirtaa xisada yeesan ku dhaafin .
Kuraastana waa xadidan tahay.
kala Soo xiriir 61 9033036 .

Dhamaan ardayda jecel graphic design ee kusugan celasha biyaha iyo nawaaxigeda waxaa la ogeysinayaa in uu bilaabanaayo f...
07/08/2024

Dhamaan ardayda jecel graphic design ee kusugan celasha biyaha iyo nawaaxigeda waxaa la ogeysinayaa in uu bilaabanaayo fasal cusub oo .
Sitcos celasha biyaha waxaa diyaar kugu ah macalimin khibrad u leh madooyinka ay dhigayaan.

dufcadan waxa jira 50%.
Fursadan waxaa ay expire noqoneysaa 48 saac kadib waxaa xirmaayo ga.

Si aad is ku Diwan galiso inta uu jaaniska jiro waxaa maclumad kaaga ku Soo dirtaa
61 9033036 .
Mahadsanid

Sitcos celasha biyaha  waxa ay bulshada somaliyeed  la la socodsinaya in ay bilaabaneyso     .Course da waa  .Waxa kale ...
04/08/2024

Sitcos celasha biyaha waxa ay bulshada somaliyeed la la socodsinaya in ay bilaabaneyso .
Course da waa .
Waxa kale oo ay leedahay waa hadii aad course ka aad barato.

Adigana imaaw sxbkena keen.

Xisada waxa ay bilaabaneysaa malinta ah muda gaabana waa ay soconneysaa ee ka faaideysi wacan.

Qofksata ee daneeynayo wax barashada Technology-ada waxaan la socodsineynaa in ay bilaaban rabaan fasalo cusub bishan bi...
30/07/2024

Qofksata ee daneeynayo wax barashada Technology-ada waxaan la socodsineynaa in ay bilaaban rabaan fasalo cusub bishan bilaawgeeda.

sidoo kale waxaa bilaabanayo oo waliba shahaado lagu helidoono hadii aad course ka ad barato.

faah faahin intaas kabadan xafiiska nagu soo booqo ama kala soo xirii 61 9033036

Xuseen Maxamed Nuur
Osman Farey
SHARMA CDDE
Khadija Aley Olatt
Abdulahi Axmed Cali
Maxamad Cabduqadi Axmad

waxa ay aheed malin nagu weyn , reer celsha biyaha yaad ka garateen ragaan.waxaa dib is ku xasuusin doono sawiro badan o...
12/07/2024

waxa ay aheed malin nagu weyn , reer celsha biyaha yaad ka garateen ragaan.
waxaa dib is ku xasuusin doono sawiro badan oo malintaas la soo galay xiliga qalin jabinta.

FG: ogow Sitcos celasha biyaha dib ayaa loo shaqa galshay. isla wadii ayuunna ku yalaa. fadlan soo booqo schoolka.

Sitcos celasha biyaha waxaad kabaran kartaa Kaamirada sida loogu shaqeeysto iyo    .
11/07/2024

Sitcos celasha biyaha waxaad kabaran kartaa Kaamirada sida loogu shaqeeysto iyo .

dhamaan ardyda jecel wax barashada ee kusugan     iyo nawaa xieeda waxaa la ogeysiinayaa in ay bilaabaneeyso courses ka ...
11/07/2024

dhamaan ardyda jecel wax barashada ee kusugan iyo nawaa xieeda waxaa la ogeysiinayaa in ay bilaabaneeyso courses ka ah and Program.
fadalan hadii aad daneeyneyso kala xiriir numbara hoos ku xusan.

05/06/2024

Waxaa dib ushaqa bilaawbay Sitcos celasha biyaha
Waad na Soo booqan kartaan
Mahadsanidiin

Welcome back .
05/06/2024

Welcome back .

10/02/2023

Jumca wanaagsan
Coming back
I.A

Address

Wadada Celasha
Afgoye
2526

Telephone

+252619033036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sitcos celasha biyaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sitcos celasha biyaha:

Shortcuts

Share

Category