Rajo foundation

Rajo foundation

Share

Waxbarasho

Photos from Rajo foundation's post 11/04/2025

Gudoomiyaha mu'assasad iyo qaar ka mid ah maamulada iskuulada degmada afgooye ayaa qada sharaf la qaatay maamulka jaamacadda JOBKEY.

Photos from Darul Macaarif Modern School's post 27/08/2024
Photos from Rajo foundation's post 15/01/2024

Waxaan ku faraxsannahay inaan soo dhawayno una ducayno Guddoomiyaha Cusub ee Dalladda Fpens Ustaad Cali Macallin Xassan, sidoo kalena aan u Mahadcelinno Guddoomiyihii h**e ee dalladda Mudane Cabdulqadir Xasan Axmed Kadle oo maanta xilka ki wareejiyay Guddoomiyaha Dalladda ee cusub.




Photos from Rajo foundation's post 15/01/2024

Gudoomiyaha muasasada Rajo foundation for human development ayaaa ka qeyb galay munaasabada 25 sano guurada dalada waxbarashada Education waxay aheyd munaasabad heerkeedu sareyey ay iskugu imaadeen masuuleen kala duwan.
Gudoomiyaha ayaa u hambalyeyay dalada isagoo bogaadiyey waxqabadkeeda 25 sano ah ee dalka ay u heysay.

Photos from Rajo foundation's post 29/12/2023



Dhamaan Hool wadeenada mu'asasada rajo waxa ay u hambalyeynaayaan gudoomiyaha musasada Rajo foundation oo difaacday maanta heerka labaad ee jaamacada master degree.

Photos from Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare DowladdaKoonfur Galbeed's post 29/12/2023
31/05/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Afgoye
LAAMIYARAHA"SIXA"