Ka faaidayso Diiwaan gilinta Fasalalada Cusub
Laxiriir 0613959592
Darul Ma'arif Academy
YOU WILL REAP WHAT YOU SOW.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda macalimiinta Academy waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan eheladii, asxaabtii iyo ardaydii uu ka baxay marxuumka.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka janadii Firdowsa ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo. Sidoo kale ehelka iyo dhammaan dadka uu ka geeriyoodayna Alle ha siiyo samir iyo iimaan.
Marxuumku wuxuu ahaa qof door weyn ku lahaa baridda iyo horumarinta aqoonta waxaana uu ka tegay xasuus iyo aqoon ay arday badan ka faa’iideysteen.
Alle ha u naxariisto, jannadiisana ha ka waraabiyo.
27/03/2026
Illhay ha u Naxariisto Maamule Yaasiin Mohamed Shire
Illahay haka dhigo Marti-lajecelyahay.
Runtii waxaa ka maragkaceeynaa in uu Ahaan quf wamaagsan.
Maamul ku xigeenka akadeemiga daarul macaarif maxamed cabdalla abuukar oo farxada ciida laqayb sanaya umada muslimiinta gaar ahaan bulshada soomaaliyeed.
Academy-gan wuxuu kuu furaaya albaabka xirfadaha casriga ah sida caafimaadka, computer-ka iyo graphic design.
Waxaad ka helaysaa aqoon la taaban karo iyo tababar si dhab ah kuugu diyaarinaya shaqo.
Macalimiin khibrad leh ayaa kugu hagi doona talaabo kasta.
Horumarkaaga waa mudnaanta koowaad ee academy-ga.
Maanta bilow barashada xirfad, si aad berri u noqoto qof la qiimeeyo.
Maamulka akadeemiga daarul macaarif maxamed ibraahim cusmaan ayaa dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo ay ka joogan daafaha caalamka ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fitriga isagoona urajeeyay in dhamaantooda cafimaad iyo farxad ay ku ciidaan meel walbo ay joogan
12/03/2026
Saadaali oo ku guulayso awaal marin
Shuruudaha
1. Follow dheh page ka
2. Like saar postiga
3. Share dheh postiga
4. Commenting ku soo qor saadaalintaada
"Take Knowledge from the Knowledge House "
Waxaa maalinka jimcada final ka isku balansan labada guruub ee Kala ah guruub g vs guruub d hadaba taageere kuma ayaad usaadaalineysaa tartanka inuu ku guuleysan doono qaybta faalada inoogu reeb saadaashada mahadsanid
10/03/2026
Taariikh 06/03/2026 Waxaa academy darul macaarif ku qabsoome tartan semi final oo udhaxeeye guruub g vs guruub b waxaana ay halkaasi guusha ku raacde guruub g oo usoo gudbe final ka tartanka oo jimcada inoogu qabsoomi doono howlka academy darul macaarif.
"Ramadaan Mubaarak"
Ka faaidayso Qiimo dhimista bisha ramadaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Afgoye