Xafiiska Waxbarashada & Horumarinta Dugsiga Alqalam

Xafiiska Waxbarashada & Horumarinta Dugsiga Alqalam

Share

Xafiiska waxbarashada & horumarinta ee dugsiga Alqalam waa xafiiska ugu howgalka badanee dugsiga, wa

17/07/2025
22/04/2025

Rajada Waalid Kasta

18/07/2024

Maamulka Sare ee Alqalam Foundation for Education and Development iyo Maamulka Xafiiska Waxbarashada & Horumarinta Dugsiga Alqalam ayaa u rajeeyay ARDAYDA ALQALAM AFGOOYE inay guulo waaweyn ka gaaraan imtixaanada S/D: 2023-2024.

21 JULY 2024 (Filashada Arday Kasta).

18/01/2022

Doorashada Guddoomiya Ardayda Dugsiga Alqalam
ee Sanad Dugsiyeedka: 2021-2022

Waxaa beri oo arboco ah lagu wadaa in gudaha dugsiga alqalam ay kaqabsoonto doorashada guddoomiyaha ardayda dugsiga alqalam taasoo sanadkiiba mar kadhacda dugsiga,doorashada sanadkan wey ka miisaan culus tahay kuwii h**e maadaama murashixiinta ay loolan adag kuwada jiraan iyadoo ololohooda laga dareemay guud ahaan dugsiga iyagoo hab kasta u maray sidii ay kasban lahaayeen codka ardayda.
Sanadkan u tartamayaasha xilkaas waxay kala yihiin:
1-xasan cali xasan(caafi )f.4
2-maxmuud abuukar cumar (buri)f.3
3-axmed c.casiis maxamed(woosh ) f.2
4-muuse maxamed nuur f.1
Fardo leesku haayo leeskuma faanshee waa inoo beri iyo fagaaraha dugsiga.
➡️Yaad u rajeeneysaa beri inuu noqdo guddoomiya ardayda dugsiga alqalam sanad dugsiyeedkan 2021-2022.🗳

31/07/2021

Mu'asasada tacliimiga ALQALAM oo aad h**e ugu barateen waxbarasho tayeysan waxay sanad dugsiyeedkani 2021_2022 idin diyaarisay xarun gaar ah oo loogu magac daray MARKAZUL IRSHAAD kaas oo ay hoos tagi doonaan machadka AL IRSHAAD iyo DUGSI QURAAN hadaba waalidka ubadkiisa la jecel waxbarasho tayeysan iyo barbaarin wanaagsan waxa ay mu'asasada kula talineysaa in uu kusoo biiriyo markazka wixii faahfaahin ah kala xiriir numberada kala ah : 0618828299/0615434422/0615566085

07/07/2021

Diiwaan gelinta ardayda cusub way socotaa, ka faaideysi wacan.

OGEYSIIS ... OGEYSIIS ... OGEYSIIS
Dugsiga Hoose, Dhexe, iyo Sare ee Alqalam waxa uu ogeysiinayaa dhammaan inta ku dhaqan degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda inay bilaabatay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka: 2021-2022.
Ardayda la qaadan doono waxay isugu jiraan kuwa cusub iyo kuwa kasoo beddeshay dugsiyada kale, oo isugu jira wiilal iyo gabdho, kuwaasoo kala leh heerarka hoose, dhexe, iyo sare.
Fasallada uu qaban doono dugsigu waxay isugu jiraan fasallo caadi ah iyo fasallo koorso ah.
Tirada la qaadan doono waa mid aad u badan, waayo waxa uu dugsigu u diyaariyey ardaydiisa dhismo cusub iyo kuraas cusub.
F.G: Waxa uu dugsigu yeelan doonaa sanadka nagu soo wajahan weji cusub oo ka hormarsan kuwii h**e.
Hadaba, horay u gaar dugsiga Alqalam, oo ka mid noqo inta ka faa'ideysta fursadda is diiwaan gelinta sanadka cusub.
Fadlan macaamiil, gaarsii ehelkaaga, deriskaaga, iyo asxaabtaada, lana wadaag saaxiibada aad facebook ku leedahay.
Wixii faahfaahin dheeri ah naga soo wac:
0618828299 / 0615434422 / 0615566085
Dugsiga Alqalam waa waddadaada guusha.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website