30/01/2025
Raqiib College For Science & Technology
Hoyga Cilmiga Iyo Luqadaha
30/01/2025
30/08/2024
Fadlan like saar page kaan. si aad mar waliba inoola socotid.
29/01/2024
10/12/2023
Seminar Aqoon Kororsi Mowduucisu Yahay
Waterborne Diseases (Cudurada Ka Dhasha Biyaha Wasaqeysan) Ayaa Lagu Qaban Doona Hallka Jaamacadda Raqiib Maalinta Jumcaha Soo Aadan.
Mowducan oo Muhiim U Yahay Bulshadda Afgoye ee Ay Saameeyeen Fatahaada Biyaha Ayaa Soo Jeedin Doona Dr Liban Mohamed Farah ( Mr of tropical medicine and infeceous diseases)
16/09/2023
Ardayda Machadka Caafimaadka Raqiib Ayaa Bilaabay Baratikadii ugu Horeysay ee Gargaarka Deg-degga ah.
13/11/2022
Maanta taariiqda tahay 13_11_2022
Ardada Academyada Raqib Qeebta full time
Ayaa ufariistay Imtixaanka Maada Anatomy and physiology
27/10/2022
Waxaa sidar darleh kusocda baraatikada
Ardada Part time
Ayaa maanta waxay Baratiko kusmeeyeen
Blood pressure & Breathe Right
24/10/2022
Waxaa sidar darleh kusocda baraatikada
Ardada full timeka shift Duhurleeyda
Ayaa maanta waxay Baratiko kusmeeyeen
Duriinka Xididka.
20/10/2022
Ardada Academyada Raqib Full Time
Ayaa maalinta Shaleyto Taariiqda kuasteysaneed 20/10/2022
Ayey ufariisteen Imtixaanka Labaad
Buuga Fast Aidka.
19/10/2022
Waxaa sidar darleh kusocda baraatikada
Ardada full timeka shift Duhurleeyda
Ayaa maanta waxay Baratiko kusmeeyeen
Blood pressure
17/10/2022
Waxaa sidar darleh kusocda baraatikada
Ardada full timeka shift Duhurleeyda
Ayaa maanta waxay Baratiko kusmeeyeen
breathe right & Temperature 🌡️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Afgoye