Mu'asasada imaamu Shaadibi

Mu'asasada imaamu Shaadibi

Share

MU'ASASADA IMAMU SHAADIBI WAXAY U TAAGAN TAHAY HORMARINTA WAXBARASHADA IYO BANI AADANIMADA.

Photos from Mu'asasada imaamu Shaadibi's post 14/09/2025

Waxaan mahad usugnaatay alah oo inoo fududeeyey ieney ino qabsoonto xafladdi qalin jebeinta ee dufcadii 2aad ee machadka imaamu shaadhibi
Sanad dugsiyeedka 2024 - 2025
Hambalyo dhammaan ardeena
# imaamu shadhibi
# hoyga tacliiinta
# ceelash biyaha,somalia

21/11/2024

21 November
Maalinta macalinka soomaliyeed
Dhamaan macalliminta soomaliyeed waxan leeyahy hambalyo
Gaar ahaan bahda imaamu shadhibi ayaan halkaan ugu hambalyey nayaa

Happy teacher's day

Photos from Mu'asasada imaamu Shaadibi's post 26/09/2024

Hambalyo iyo Bogaadin!

Maamulka, macalimiinta iyo Waalidiinta معهد الإمام الشاطبي للعلوم الشرعية واللغة العربية waxay hambalyo diirran u dirayaan ardayda Shahaadiga fasalka الثالث الثانوية ee Dugsiga Sare sanadka Dugsiyeedka 2023-2024.
Ardeyda oo Shelley 25/9/2024 loo qabtay xaflad heerkeedu sareeyo tattoo lagu siinayo shaahoodinka dugsiga sare

Waxaa wax lagu farxo ah inaad soo bandhigteen dadaal iyo hal-adayg mudan in lagu daydo.

Guusha aad gaarteen waa Guul ay sabab u ahaayeen Maamulka, Macalimiinta iyo waalidiinta oo juhdi ku bixiyay inaad heerkaan soo gaartaan.
Hambalyo hambalyo hambalyo
هنيئا لكم ،هنيئا لمن صل هذه المرحلة

20/07/2024

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskiisa, qaraabadiisa iyo culimada Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo xalay Muqdisho ku geeriyooday.

Sheekh Cismaan Xidig waxa uu ahaa Caalim cimrigiisa oo dhan ku soo bixiyay faafinta Diinta Islaamka iyo waxbarida Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryaa in uu siiyo naxariistiisa, samir iyo iimaanna Allaha naga wada siiyo. Aamiin.

‎إنا لله وإنا إليه راجعون

Photos from Mu'asasada imaamu Shaadibi's post 15/06/2024

🔖 تـــهـنــيـــــة

أهنيكم بعيد الأضحى المبارك أعاده الله علينا وعليكم في خير وعافية

وتـقبل الله مـنا ومـنكم صالح الاعمال وكل عام والجميع بخير

وفقنا الله وإياكم لما يحبه ويرضاه ..

آمـــــــــين

Photos from Mu'asasada imaamu Shaadibi's post 15/06/2024

Ducooyinka Akhriso InshaAlh wad liibaaneysaa ❤

14/06/2024

Maanta oo ah maalin jimco kuna beegan 14- Jun- 2024 waxaa si rasmi ah usoo idlaaday imtixaankii shahaadiga ee dugisga sare
Allaah ayaa mahad usugnaatay oo noo suura geliyey inuu si nabdon noogu soo idlaado
Waxan kaloo u mahad celineynaa macalimiinta sharafta leh ee ka qeyb qaatay ilaalinta iyo habsami u socodka imtixaan iyo qofkastoo gacan ka geystay ayan umahad celineynaa
Ardeyda imtixaanka gasheyna waxa u rajeynayaa guul iyo natiijo ay ku farxaan
Dhamman bahda Al-imaamu shaahdibi waxaa idin leenahy
طاب يومكم maalmaha barakeysan ilaah kheyrkooda hana siiyo camalka wanahsana ilaah hanaga wada aqbalao
wanagasan #

13/06/2024

Ogeysiis ogeysiis
Fasax ciidul Adxa
Dhamman macalliminta, ardeyda iyo howl wadeenada machadka Al-imaamu Shaadhibi waxa uu ku wargelinaa laga bilaabo beri oo ah jimco 14- jun - 2024 uu machadku fasax yahay
Maalmaha ciidul Adxa awgeed
Waxa machad dib loo furi doonaa InshaAlh
Khamiis 27- jun - 2024
Mahasanidiin

07/06/2024

Kajaab su aasha

Photos from Mu'asasada imaamu Shaadibi's post 07/06/2024

Maanta oo ah jimco 7/06/2024 waxaa maalintii 2aad kasocda machadka Al-imaamu Shaadhibi imtixaankii shahaadiga
Waxaan ardeyda dhammaan u rajeynayaa guul iyo hormar InshaAlh

06/06/2024

Maamulaha machadka Al-imaamu Shaadhibi ustd:: Cumar Bile maxamed
Ayaa bogaadiyey habsami usocodka imtixaanka shahaadiga ee kabilowday machadka maanta oo
ah 6-Jun- 2024 #
isagoo ardeyda u rajeeyey guul iyo hormar

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Celasha Biyha
Afgoye