Aden Adde Primary and Secondary School

Website

Aden Adde Primary and Secondary School Aden Ade Primary & Secondary School
Where Learning Begins & Leaders Grow
Arbis: Afgoe; lower shabelle

15/10/2026

Aabe ibrahim ayaa gabadhiisa shukri ibrahim oo kamid ah ardayda fasalka 8aad ee qalin badashay gudoonsiyay tell phone iPhone ah

14/10/2026

Nafiso, kawsar iyo falastiin oo hadiyado qaali ah gudoonsiiyay walaalkood Ducaalo haajir oo kamid aha adrayda ka qalin badalatay fasalka 8aaad

Ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka ayaa shahaadoonyin lagu gudoomsiiyay xaflada
11/10/2026

Ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka ayaa shahaadoonyin lagu gudoomsiiyay xaflada

09/10/2026

Maryama xuseen oo qalinjabiyaasha faslka 12aad kamid ah aya waxa waalidiinteed gudoonsiiyeen dahab iyo dollar 💵 masha Allah

🎓🎉​Maanta waxay ahayd maalin weyn oo maamuus iyo farxad leh! Waxaa Dugsiga Aden Adde loo dhigay  munaasabad heer sare oo...
08/10/2026

🎓🎉
​Maanta waxay ahayd maalin weyn oo maamuus iyo farxad leh! Waxaa Dugsiga Aden Adde loo dhigay munaasabad heer sare oo si gool-qabshada leh loogu dabaaldegayay qalinjabinta ardayda fasalka 12-aad (Dugsiga Sare) iyo kuwa fasalka 8-aad (Dugsiga Dhexe).
​Ubaxyada maanta qalinjabiyay waxay muujiyeen sabar, dadaal iyo adkaysi intii ay ku jireen safarkooda waxbarasho. Waxaan dhammaan ardayda u rejaynaynaa guul iyo horumar sii socda:
​Ardayda Fasalka 12-aad: Waxaad maanta soo afjarteen hestageedii dugsiga sare, waxaan si weyn idiinku rajaynaynaa guul ka sarayso
​Ardayda Fasalka 8-aad: Hambalyo! Waxaad si guul leh u gudubteen hestageedii dugsiga dhexe,
​Waxaa xusid mudan mahadcelinta ballaaran oo loo jeedinayo waalidiinta garab-staagga la garab taagnaa ubadkooda iyo mualimiinta dadaalka ugu bixiyay soo kasbashada aqoonta.
​Riyadu maanta ma dhamaan doonto, ee halkan ayay ka bilaabanaysaa! Hambalyo mar kale dhammaan qalinjabiyayaasha maanta! 🌟✨
​ Aden Adde]

29/09/2026

Xil wareejinta maamulka iskuulka

Hambalyo iyo Munaasabad Xil Wareejin Ah​Hambalyo iyo bogaadin! Maanta oo ay taariikhdu tahay [28/9/2026], waxaa xarunta ...
28/09/2026

Hambalyo iyo Munaasabad Xil Wareejin Ah
​Hambalyo iyo bogaadin! Maanta oo ay taariikhdu tahay [28/9/2026], waxaa xarunta dugsiga [Aaden Adde ka dhacday munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu xilka ku wareejinayay Maamule Ku-xigeenkii h**e, cabdiqaadir Axmed faarax Maamule Ku-xigeenka cusub ee dugsiga, i/Mudane Xasan Axmed cabdi
​Xafladda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta iskuulka, waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee dugsiga, xubno ka socday barayaasha. Dugsigu wuxuu u mahadcelinayaa maamule ku-xigeenkii h**e hawshii wanaagsanayd iyo daacadnimadii uu ugu soo shaqeeyay bahda waxbarashada.
​Waxaan leenahay Maamule Ku-xigeenka cusub: Hambalyo! Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ku asturo mas'uuliyadda culus ee loo xilsaaray, uguna fududeeyo dhiirrigelinta iyo tayaynta waxbarashada .

ADEN ADDE P.S.S  Hooyga Aqoonta🇸🇴
23/09/2026

ADEN ADDE P.S.S Hooyga Aqoonta🇸🇴

Hambalyo Hambalyo ustaad cumar xasan ibrahim xilka culus Allah ku fududeyo
16/09/2026

Hambalyo Hambalyo ustaad cumar xasan ibrahim xilka culus Allah ku fududeyo

15/09/2026

I got over 100 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Address

Afgoe Road
Afgoye
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aden Adde Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share