Al-xusnaa primary&secondary school

Al-xusnaa primary&secondary school

Share

Ku soo dhawow Schoolka Al-xusnaa primary and secondary school

Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 08/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Halkaan waxaan uga Hambalyeynaa fasalka from three oo kuguulaystay tartan aqoonedkii sanadkaan 2025-2026
Iyo fasalka form Two oo kaalinta 2aad galay
Dhamaantiin guulaysta

26/06/2026
25/06/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maalinta xuriyadda 26 juun

Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 22/06/2026

Waxa aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayaa fasalka form two oo xaflad sagootin iyo iscafin ah udhigay macalimiintooda
Waxa an adiinleeyahay guulaysta dhamaantiin

Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 20/06/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Dhaan waxa aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayaa
Ardayda soomaaliyeed ee maanta ufadhisaty imtixanka qaranka ee fasalka 12ad
Dhaman waxaan adin leyahy guulasta

Sigaar ah ardayda reer
AL-XUSNAA SCHOOL waxaan adiin rajeynaa guul iyo natiija sare guuleeesta

Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 19/06/2026
Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 18/06/2026

HAMBALYO HAMBALYO
Dhamaan waxa aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayaa ardayda kaqalin badalatay Fasalka 8aaa
Waxa an adiin rajaynaa guul daraja sareysa iyo mustaqbal ifaaya guulaysta ardaydayda guuuuuul

Photos from Al-xusnaa primary&secondary school's post 18/06/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
DHAMAAN ARDAYDA FASALKA 8AAD EE DUGSIGA DHEXE
waxa maanta si rasmi ah adiinku soodhamaaday imtixaankii aad waxbadan sugayseen
Waxaan adiin rajeynaa Natiijo wanaagsan guul fiican iyo mustaqbal ifaaya
GUUSHU WAA MIRAHA DADHALLKA
HAMBALYO HAMBALYO

14/06/2026

Dhamaan arayda fasalka 8aad waxan ugabaaqayaa in ay sooxaadiraan 7:00 subaxnimo

14/06/2026

Dhaman ardayda Al-xusna waxa birri noobilaabandona imtixanka dowlad gobaleedka koofur galbeed waxan adin rajeyna diyargarow fican

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Ceelasha Biyaha
Afgoye