Maclow Primary & Secondary School

Maclow Primary & Secondary School

Share

maclow pss

12/05/2026

Maalinta berito ah waxaa jira kulan u dhexeeyo F4 VS 7AAD (A)
Kulanka waa semifinal fasalka
badiyo waxa uu gaari doonaa final oo ku sugi doona labada fasal ee kala ah F2 VS 8AAD( B)

19/03/2026

Eid mubarak ✨️
كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

17/02/2026

Ramadan mubarak ✨️

21/11/2025

Maanta waa 𝟐𝟏 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 – 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan macallimiinta sharafta leh ee iftiimiyay maskaxda ardayda soomaaliyeed.

𝑾𝒂𝒙𝒃𝒂𝒓𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒖 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒖𝒓𝒂𝒉𝒂 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒔𝒉𝒂, 𝒎𝒂𝒄𝒂𝒍𝒍𝒊𝒏𝒌𝒖𝒏𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒒𝒐𝒇𝒌𝒂 𝒂𝒍𝒃𝒂𝒂𝒃𝒌𝒂 𝒏𝒐𝒐 𝒇𝒖𝒓𝒂.

𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚.
Dadaalkiina, samirkiina iyo hagistiina waxaa ku dhisan 𝐦𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 ummadeenna.

𝑯𝒂𝒑𝒑𝒚 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑻𝒆𝒂𝒄𝒉𝒆𝒓𝒔’ 𝑫𝒂𝒚!

Photos from Maclow Primary & Secondary School's post 25/07/2025

Shahaado bixin
Waa qayb ka mid ah ardayda caafimaadka dhameeysatay oo la gudoonsiiyay shahaadooyin oo hal sano soo qaateen caafimaadkaas

Photos from Maclow Primary & Secondary School's post 24/07/2025

#
Maanta Oo taariikhdu ku beegneed 24/7/2025
Waxaa xaflad heer sare ah loo dhigay ardayda fasalka 8aad ee Maclow School waxan leenahay Hammalyo Hambalyo

14/07/2025

Admission open 📝🫲

11/07/2025

Maclow School.

04/07/2025
25/06/2025

26 june
Happy Independence Day Somalia 🇸🇴

Photos from Maclow Primary & Secondary School's post 24/06/2025

24 June 2025

Maanta oo Talaado ah waxaa si nabad ah inoogu soo dhammaaday imtixaanka shahaadiga wasaarada waxbarashada koonfur galbeed soomaaliya (KGS)

Guul ayaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed gaar ahaan ardayda
Maclow School .
Waxaan Alle ka baryaynaa in aad heshaan natiijo aad ku wada faraxdaan
haduu rabi raali ka noqdo .

Natiijo qurux badan rabiyow u sahal ardaydeena🤲 .

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Ceelasha Biyaha
Afgoye