Hambalyo ... Hambalyo ... Hambalyo
Dhammaan howl wadeennada Jimciyada Manarah welfer Trast's and Development ee isugu jira maamul, macalimiin, arday, iyo waalidiin, waxa ay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan macalimiinta soomaaliyeed ee u taagan barbaarinta iyo waxbaridda ubadka soo koraya.
Maalinta Macallinka Soomaaliyeed waa maalin ku weyn quluubteenna, Alle haka abaalmariyo barayaasheenii iyo barayaashoodaba. Aamiin.
Daarul mustaqiim pss
Daarul Mustaqiim Waa Daarta Tacliinta
21/02/2023
Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Waxaan Tacsi u dirayaa dhamaan Qoyskii iyo Qaraabadii ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxuum (Al-Ustaad CALI GUREY) oo ku geeriyooday Deg. Afgio
Waxaan Allah ka baryayaa inuu dhamaanteena Samir iyo Iimaan naga siyo.
Waxaan utacsiyadeynayaa dhamaan familka uu ka baxay marxuumka
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ
01/08/2022
Ogeysiis ogeysiis dhamaan waxaa la ogeysiinaya macalimiinta sharata leh iyo ardeyda dhigata ISKUULKA DAARUL MUSTAQIIM in dib loo furi doono sanad dugsiyeedka cusub 2022-2023
Iskuulku wuxuu bilaabay is diiwaangalin ardey cusub dhaman walidiinta ubadkooda la jecl waxbarasho Tayo leh horay u gaar HOYGA TACLIINTA EE DAARRUL MUSTAQIIM yaan lagaa buuxin
Hadaba ka xiriil Maamulka iskuulka
TEL: 0615560073 / 618842464
Mahadsanidiin
09/07/2022
Asc dhamaan umada muslimiinta meel walbo ay joogaan gaar ahaan umada soomaaliyeed waxaan leeyahay CIID WANAAGSAN allaha naga aqbo acmaasha wanaagsan ,samo allaha nagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda inshaa allaah
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأدام عليكم الصحة والعافية، ووفقكم لخيري الدنيا والآخ
30/06/2022
Maalin shaqo allow noo fududeee
08/06/2022
18/05/2022
WAXAA MAHAD U SUGNAATAY ALLAAH OO MAANTA INOO SOO GABA GABEEYAY IMTIXAANKA K**A DAMBEYSTA SANAD DUGSIYEEDKA 2021/2022 WAXAA MALINTA KHAMIISTA AH TAARIIKHDA KU BEEGAN TAHAY 19/5/2022 INOO BILAABAN DOONO FASAXI SANAD DUGSIYEEDKA EE LABADA BIL WAXAAN DHAMAAN ARDEYDA DHIGATA ISKUULKA DAARUL MUSTAQIIM U RAJEYNAyAA GUUL ISKU SOO NOQASHO WANAAGSAN
02/05/2022
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأدام عليكم الصحة والعافية، ووفقكم لخيري الدنيا والآخرة
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Afgoye