16/01/2025
Laascaanood 16-01-2025 :-
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka SSC-Khaatumo Md. Cabdixakiim jaamac Dalmar ayaa Cabdinaasir Cabbaase Geele u magacaabay Isudwaha Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Ceyn...
15/01/2025
“Gabadh Soomaaliyad ah oo timo Qaawan ayaa Maalin meel Suuq ah igu joojisay Waxay iweydiisay Su,aal Cajiib ah oo Waxay igu tidhi
Shiikhoow Culimada Soomaalidu Waxay guur sadaan Dumar Asturan Xijaaban oo Diin Leh Ma guur sadaan Dumarka Sida Aniga oo kale ah Bal ka waran Adigu Hadii aad Aniga iguur Sato oo aad Xijaab ii Xidho oo aan Is Asturo oo aan Oori Saalix ah Kuu Noqdo ??
Waxaan ku idhi oo ugu jawaabey Xaq baad uleedahay…”
Sheekh usuli