22/11/2025
ahna guud ee xarunta Daryel School For The Deaf ustad Abdikafi Haji Mukhtar waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan barayaasha soomaaliyeed, munaasabada maalinta weyn ee macalinka soomaaliyeed oo ku astaysan 21ka November oo sanad kasta la xuso.
Waxa aan u mahad celinayaa doorka qiimaha leh ee macalimiintu ka qaataan dhisidda jiil aqoon, anshan iyo iftiin leh, dadaalkiina, dulqaadkiina iyo hagitaankiina hagar la,aanta ah aya saldhig u ah horumarka bulshada iyo mustaqbalka dalka.
Macalin waxa aad mudan tihiin sharaf qadarin iyo mahadnaq aan dhammaad lahayn.
21/11/2025
01/11/2025