Qaalid Maxamedzuur
Add Qaalid Maxamed zuur
23/11/2024
23/11/2024
Maresca ayaa shalay sheegay inuu arko in Felix iyo Palmer wada ciyaari karaan, laakiin caqabaddu waa sidii uu dheelitirnaan uga heli lahaa daafaca iyo weerarka. šµ
Ma arki doonaa dhawaan in Maresca helo taatiko ay Felix iyo Palmer kuwada ciyaari karaan?
Khalid Mohamed
23/11/2024
intuu Nabigu Scw Gacanta qabtay Saxaabigii waynaa ee Mucaad binu Jabal ayuu ku yidhi "Mucaadaw Wallaahi waan ku Jecelahay" ... waxaan Sawirtay iyadoo Nabi Muxammed Scw igu yidhi Mascuudoow Walahi waan ku Jecelahay š, Sidee noqon lahaaš ma murugoon lahaa maalintaa kadib? ilaahayawna Jeclow oo farxad nagu noolee š¤²š¤²
Suurayso Adoo Qofka dunida ugu qaalisan uguna qiimaha badani ku dhaho Waan ku Jecelahay maxaad Dareemi lahayd?
"Waan idin jecelahay Asxaabtaydiiyeey ee is jeclaada, qofkastoo aad jeceshahayna ku dheh Waan ku Jecelahay ugu dhaaro inaad Jeceshahayā¤
23/11/2024
Barnaamijka Suāaalaha Diiniga ah ayaa Suāaal la soo waydiiyey Sheekh Dirir waxa ay u dhignayd sida tan :-
Sheekh Gabadh ayaanu goāaansanay in aanu is guursano waxaanan ku heshiinay in ay Kharashka guurka oo dhan ay iyadu bixiso,
Sheekh Maxay diintu ka qabtaa?
Jawaabta Sheekha:-
Gabadhu hadii ay ninkeeda wax siiso iyadaa ku Ammaanan waana wax wanaagsan,
Adigana hadii ay kaa furatay waa caadi waana wanaag.
Click here to claim your Sponsored Listing.
23/11/2024
23/11/2024