04/02/2025
Wargelin:
Maamulka dugsiga Hoose/dhexe iyo Sare ee Iskuulka Al-mizhar wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo Waalidiinta dugsiga Al-mizhar in Natiijada Imtixaanka dhexe ee Sanad dugsiyeedka 2024-2025 lashaacin doono Maalinta berri taariikhdu ay ku beegantahay 5/02/2025.
F.g Ardayda dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad waxay si toos ah ugala socon doonaan natiijada Appka Barbaariye iyada oo uu isticmaalayo ardayga Userkiisa iyo Passwordkiisa. Mahadsanidiin.
11/03/2024
Waxaa si hamsam leh usocdo Tartan Aqooneedka Dugsiga
20/11/2023
Happy Somali Teacher's Day 21 November
13/09/2023
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Hallka weyn ee Xarunta Al Mizhar .
xafladda oo lagu maamuusayay Ardayda kaalmaha horay kagalay sanad dugsiyeeydkii tagay 2021-2022, Si gaar ah ardayda Fasalka 8aad iyo Fasalka 12 aad.
02/05/2023
03.05.2023 Waa k**a dambeeyska Tartan Aqooneedka Dugsiga.
19/03/2023
Tartan Aqooneedka Dugsiga iyo Bari
08/03/2023
Maanta waxaa si habsami leh uga bilaawday xaruntanta school ka imtixaan ka bilaha 2 aad ee sand dugsiyeedka 2022- 2023
26/02/2023
Maanta oo Axad ah ay taariiqda ku beegan tahay 26.02.2023 waxaa si habsami leh uga bilaawday Barxadda weyn ee iskuulka, Tartan Aqooneedka Dugsiga ee Sanad dugsiyeedka 2022-2023.
24/02/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan sugnaa Inaad Soo Hooyisaad Cup ka Guuleeysta.
16/02/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
21/09/2022
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Hallka weyn ee Xarunta Al Mizhar .
xafladda oo lagu maamuusayay Ardayda kaalmaha horay kagalay sanad dugsiyeeydkii tagay 2021-2022, Si gaar ah ardayda Fasalka 8aad oo kamid noqday 10ka arday ee ugu sarreeya imtixaanka 8aadka ay qaaddo wasaaradda waxbarashada seddexda gobal ee koonfur Galbeed.