MAAMULKA ISKUULKA DUGSI SARE EE AFGOOYE AYAA KA WARBIXIYAY IMTIXAANKA K**A DAMBAYSKA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026M
Afgoi Primary & Secondary school
Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Afgooye Waxa La Dhisay 1980 Kii Waxaana lagu Dhisay Iskaa wax U qab
30/05/2026
JADWALKA IMTIXAANKA K**A DAMBAYSKA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026M
29/05/2026
JUMCO MUBARAK
26/05/2026
Ciid wanaagsan dhammaan Umadda Muslimiinta
Gaar ahaan shacab weynaha Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul adxaa.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
وكل عام وانتم بخير
26/05/2026
[ OGAYSIIS FASAX ]
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka Sanad dugsiyeedka 2025-2026
20/05/2026
Kulankii maanta ka dhacay garoonka maarso waxay ku soo idlaatay 0-0 waxaana rigoore 4-3 ku badiyay F/oneB
Waxaana finalka u gudbay Fasalka F/ One B Hambalyo Hambalyo
19/05/2026
Beri waxaa kulan dhax mari doona fasalada F. One B iyo F. 8aad T
Fasalke uso bixi doona finalka..?
Saadaali oo ku gulayso abaal marin
Waxayna ka dhici doontaa ciyaarta garoonka Maarso
17/05/2026
~Waxaa maalinimadii shalay oo taariikhdu ku beegneed 16/5/2026
Waxaa la qabtay isku aadka Tartanka kubada cagta Fasalada iskuulka waxaana Semifinalaha wada ciyaari doona labada fasal ee kala ah F. OneB Vs F.8aadT waxaana final ka fadhiya fasalka F. TwoT oo sugayo labadas fasal midki soo baxa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Afgoye