16/08/2026
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo
Waxaan hambalyo iyo bogaadin qalbi furan u diraynaa Dhamaan ardeyda Somaliyeed ka gudubtay imtaxaanka shahaadiga ah Dugsiga sare
Gaar ahaan ardeyda Dugsiga Dolaawe primary and secondary school
Waxaan leenahay hambalyo hambalyo hambalyo
Dadaalkaga halkaa kasii wada mustaqbal ifaayo iyo hormar idin wada rajeyneynaa I.a
23/07/2026
Taariik 23-7-2026
Maalintii 2aad
Maamulka Dugsiga Dolaawe primary and secondary school ka qeyb galay tababar ay qabatay Xarunta tababarrada ee Bakka, kaasoo qeyb ka ah istiraatiijiyadda horumarinta Dugsiga Dolawe primary and secondary school
Waxa aan u mahadcelineynaa Proff ππππ’π«π’π³ππ€ ππ¨π‘ππ¦ππ πππ¬π‘π’ oo ah macallinka tababarka bixinaayey.
22/07/2026
Maamulka Dugsiga Dolaawe primary and secondary school Ayaa ka qeyb galay Traning loo qabtay qaar ka mid ah Maamulada Iskuuladka Degmada Afgoye
Traning waxaa Diirada lagu saaraayay Cinwaanada hoos ku xusan
.
Waxaa bixinaayay professor Abdirazaq Mohamed Xaashi ahna maamulaha Xarunta Tababarrada . Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay professor abdirazaaq
11/07/2026
Taariik 11-7-2026
Dolaawe Cup
Final Match
TARTANKA KUBADA-CAGTA Dolaawe primary and secondary school
Ciyaartii Finalka aheed dhex martay
Fasalada Kala ah Fasalka 9aad iyo Fasalka 11aad
Guusha waxa ay raacday Fasalka 11aad oo ku badiyay 6 gool
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Fasalka 11aad
Guuleystayaasha Sanadka Xiddigaha Dugsiga Al-Kawkab Fasalka 11aad
Tartan Ciyaaraeed 2025-2026
10/07/2026
π Hambalyo! Hambalyo! π
Waxaa si guul leh u soo geba-gaboobay Tartankii Kubadda Cagta ee Dugsiga Dolawe ee Degmada Afgooye.
π Koobkii Tartanka waxaa ku guuleystay Fasalka Form 3 (Dugsiga Sare).
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Form 3 guushaan qiimaha badan gaartay. Guushiinnu waa mid ka dhalatay dadaal, wadajir, karti, iyo ciyaar wanaag.
Hambalyo Form 3! Waxaan idiin rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn iyo mustaqbal ifaya. β½π₯π
25/06/2026
Ardeyda Fasalka 12-aad maanta u soo Idlaaday imtaxaanka Qaranka Fasalka 12-aad
Dhamaan ardeyda Dugsiga Dolaawe primary and secondary school Natiijada sare kaalmaha h**e u mahadcelineynaa Inshaa Allah
20/06/2026
Waxaan Guuul iyo Natiijada sare U Rajeyneynaa ardeyda Fasalka 12-aad maanta u fadhiisaneyso imtaxaanka Qaranka Fasalka 12-aad
Allah Ha u Fududeeyo imtaxaanka