03/01/2026
Xarunta wxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta Dr-diinow Sheikh Mohamed nagu so boqo xarnutena ama wac wixii fah fahin ah 614304441
Al.hudda poly clinical center wax diyaar kugu dhaqatir aqon buxda uleh xanunada ay ka daweynayan
03/01/2026
Xarunta wxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta Dr-diinow Sheikh Mohamed nagu so boqo xarnutena ama wac wixii fah fahin ah 614304441
27/12/2025
Fursad shaqo
Codsadaha gabar
Boska ultrasound
Ka faaideysi wcn wixii fah fahin ah
614304441
10/12/2025
Mala dhibanthy xanuunka gaaska?
18/11/2025
Waxaan shaqada dib ugu soo labtey malmo aan ka maqnaa xarunta Al.hudda poly clinic center waxan hegan ku ahy xarunta 24/7 maalin
Wixi fah fahin ah 614304441
10/11/2025
Wargelin muhiim ah dhaman waxaan ku war gelineynaa bulshada ku dhaqan gobolka shabellah hoose iyo nawaxigeeda gaar ahaan bulshada ku nol Deganka shalampod inow imaan doono isbitaalka suufi care hospital Dr-diinow Sheikh Mohamed
Dhaqtarka wax uu joogi donaaa mudo kowan
Hadaba ka faideysi wcn
05/10/2025
Xarunta waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta nagu so boqo xarunta oo kuta inta u dhaxeysa siinka dher iyo kal kaal ama naga soo wac wixii fah fahin ah 614304441/617085095
01/10/2025
Xarunta Al.hudda poly clinic center wxaa ka hool gala dhaqtarka Daweynta cudurada guud iyo caruurta hadaba nagu so boqo xaruntena oo kutaala Deganka Treedisho KM13 nagu soo boqo ama wac wixii fah fahin 614304441/617085095
14/09/2025
Xanunada dhabr xanuunka gaas calooledka baabsiirka kaadi baxsadk caruurta iyo dadka waweyn intaasba waan ka daweyneynaa lkn hal arinaa jirto inaa so boqato xarunta Al.hudda poly clinic centerama nagala soo xariir wixii fah fahin ah
614304441 /613843736
07/09/2025
Wargelin muhiim ah dhaman bulshada ku dhaqan muqdisho iyo nawaxigeeda in dhaqtar dib ugu soo lawbtey shaqada malmo safar uu ku maqnaaa
Uu si toos ah u soo shaqo gali doono maalinta beri ah Al.hudda poly clinic center in sha allah