27/12/2022
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda jecel barashada maadooyiinka cilmiga iyo luqada englishka machadka in uu qaadanayo fasal cusub .
Wixii faafaahin ah kala xiriir nambarada hoos ku xusan
0615218475/0616437680/0616389935/0615394785