Gabar Waxbaratay Waa bulsho waxbaratay !
Rajo Institute Of Skills & Education
Rajo Institute Of Skills & Education
Our mission is to prepare and inspire the next generation of educators. Rajo Institute — Where Hope Meets Knowledge.
11/04/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد
Dhamaam Maamulka, Maclimiin, ardayda, iyo howlwadeena macadka Rajo Institute Of Skills & Education Waxay ka tacsiyadeynayaan geerida ku timid Ustad Nuur Hassan Ali.
Ustaad Nuur waxa uu ka mid ahaa maclimiinta Macadka wax ka dhiga waliba dowr weyn ka soo qaatay aas-aaska Macadka.
26/03/2026
𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐍𝐨𝐪𝐨𝐝 𝐅𝐞𝐲𝐥𝐚𝐧 😇
Rajo Institute Of Skills & Education
19/03/2026
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 !
كل عام وأنتم بخير 🤲
14/03/2026
𝐐𝐮𝐞𝐞𝐧𝐬 👸 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐂𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨
𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐮𝐬𝐦𝐨 & 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐄𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐞 𝐑𝐚𝐣𝐨
🅗︎🅐︎🅜︎🅑︎🅐︎🅛︎🅨︎🅞︎ 🅜︎🅐︎🅡︎ 🅚︎🅐︎🅛︎🅔︎ 🥳🥳
13/03/2026
𝐊𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐂𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐢𝐱𝐢𝐢𝐧𝐚 ! 😊
12/03/2026
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐀𝐥𝐥𝐞
Waxaa Maalin nimadii 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚 Aheyd
11.03.2026𝐌
Waafaqsan 22.09.1447 𝐇 inoo soo idlaaday Kulankii K**a dambeysta ahaa , Ee Tartan Cilmiyeedka 𝐓𝐮𝐬𝐦𝐨 & 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧
Kaasoo ay isugu horeen Labada koox ee
𝐓𝐞𝐚𝐦-Ka 𝐂𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 Iyo 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁
Halkaas Waxa ay guushu ku raacday teamka 𝐂𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 Oo Noqday guuleystayaasha 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 Cilmiyeedka 𝐓𝐮𝐬𝐦𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐄𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐫𝐚𝐣𝐨 2026
Waxayna la yimaadeen 16 Dhibcood Halka Dhigoodna Ay la yimaadeen 10 Dhibcood
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 🎆🧨🎇🎊🎉
10/03/2026
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐀𝐥𝐥𝐞
Waxaa Maalin nimadii Axada Aheyd 09.03.2026 M
Waafaqsan 20.09.1447 H inoo soo idlaaday Kulankeeni Kowaad Ee wareegga 𝐀𝐟𝐚𝐫 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 Tartan Cilmiyeedka 𝐓𝐮𝐬𝐦𝐨 & 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧
Kaasoo ay ku loolameen Labada koox ee
𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐀 Iyo 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁
Halkaas Waxa ay guushu ku raacday teamka 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐤𝐚 Oo ugudbay 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚
Waxayna la yimaadeen 19 Dhibcood Halka Dhigoodna Ay la yimaadeen 16 Dhibcood
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐚 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐤𝐚
09/03/2026
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐀𝐥𝐥𝐞
Waxaa Maalin nimadii Axada Aheyd 8.03.2026 M
Waafaqsan 19.09.1447 H inoo soo idlaaday Kulankeeni Kowaad Ee wareegga 𝐀𝐟𝐚𝐫 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 Tartan Cilmiyeedka 𝐓𝐮𝐬𝐦𝐨 & 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧
Kaasoo ay ku loolameen Labada koox ee
𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐁 Iyo 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨
Halkaas Waxa ay guushu kuu raacday teamka cilaan barashada Oo ugudbay 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚
Waxayna la imaadeen 15 Dhibcood Halka Dhigoodna Ay la yimaadeen 12 Dhibcood
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐚 𝐜𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚
𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧 !!
04/03/2026
Isku aadka afar dhamaadka tartan aqooneedka Tusmo iyo Tacliin ee Bisha Ramadan
Rajo Institute Of Skills & Education
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Afgoi