Horn of Africa University-HAU-Adado Campus

Share

Welcome to Horn of Africa University – Adado Campus, where you can get quality education.

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 15/06/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE GODINLABE 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga sare ee Midnimo ee Bowda-dhogore.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 12/06/2026

: waa kulan oo ay soo agaasimeen hawlwadeenada Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado kaas oo tababar loogu qabtay ardayda f4 ee imtixaanka qaranka ku galaysa Degmada cadaado.

Tabarka arday lala wadaagay ayuu ciwaankiisa ahaa "Saadka shahaadiga"
Waxaana soo jeediyey ustaad Isse Hassan Ali ( Isse Fool-Jaawe) oo bare oo ka ah Jaamacadda.

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 11/06/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE GODINLABE 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga sare ee Waaberi ee Degmada Godinlabe.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 06/06/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE GODINLABE 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga sare ee Godinlabe ee Degmada Godinlabe.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 01/06/2026

BOOQASHADA DUGSIGA SARE EE GIDHEYS 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga hoose, dhexe & sare ee Gidheys ee Deegaanka Gidheys.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

26/05/2026

🌙✨CIID MUBAARAK ✨🌙

Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shaqaalaheeda, macallimiinteeda iyo ardaydeeda, munaasabadda Ciidul-Adxa awgeed.

Eebe Ciidaan midee kale hanagu gaar siiyo Nabad, Caafimad iyo Barwaaqo.

Campus

Mubaarak

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 26/05/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE CADAADO 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga hoose, dhexe & sare ee Ilays ee Degmada Cadaado.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 24/05/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE CADAADO 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga hoose, dhexe & sare ee Horseed ee Degmada Cadaado.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 23/05/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE CADAADO 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga hoose, dhexe & sare ee Cadaado ee Degmada Cadaado.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Photos from Horn of Africa University-HAU-Adado Campus's post 21/05/2026

OLOLAHA BOOQASHADA DUGSIYADA SARE EE CADAADO 2026

Hawlwadeemo ka socda Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado ayaa booqday dugsiga hoose, dhexe & sare ee Dayax ee Degmada Cadaado.

Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd xoojinta xiriirka ka dhexeeya dugsiga iyo jaamacadda, iyo dhiirrigelinta ardayda fasalka 12-aad. Intii ay booqashadu socotay, jaamacaddu waxay ardayda la wadaagtay fursadaha waxbarasho iyo barnaamijyada ay u diyaarisay.

Boqashada
sare
Adado
's Univefsity

Want your school to be the top-listed School/college in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Adado