Qabrile Media

Call

Qabrile Media Dadka Raali Galintoodu Maaha Mid Ku Soo Saarta

People Who Apologize Don't Get You Out

Alxamdullilah calaa kulli xaal

28/09/2026

Salaadu Wax lagu kaftamo maaha Taas ogow

Laakin Maxaa Loogu Soo Hal Qaatay Barnaamijka salaada?

28/09/2026

Tuulo u NOQOTQY DEEGAAN!

Qabrile dad dhintaa dagan awalba ayadoo tuulo rag kale ka yimaadeen u taliyaan ayey hadane dhulka is dhigeen cawino me Hele nirin dad meel dhexe ku dulman ahaayen dad wax dhacsada ma aheyn.

Dad yaryar oo xiir xiiran weeye.

Hospital ladada gobolada  ku yaala waa maxay sababta qabiil loogu madax baneeyey?Waxaan inbadan u soo joognay HOSPITAL C...
23/09/2026

Hospital ladada gobolada ku yaala waa maxay sababta qabiil loogu madax baneeyey?

Waxaan inbadan u soo joognay HOSPITAL CADAADO Ayadoo 4sano ee dhamaataba qabiil loo dhiibo taasoo dib udhac mooyee wax kale aan laga faa,idin.

Sidookle shaqaalaha in la yiraahdo qabiil halagu ree hebel qeybtooda halasiiyo haddii ay waayaana wey xirtaan hospital taas oo maalmihii la soo dhaafaayey GODINLABE u xirnaa beelaha saleebaan beel kamida.

Hospital lada muqdisho waxaas k**a jiraan oo qof waliba aqoontiisa ayuu saaranyahay.

Cadaado 7sano ee la soo dhaafay dhan walba ayey ka dhimatay ayadoo eeda la saarayo qof walba oo matala ha joogo ama yuusan joogin.

Soo Ayagoo Nuuc Walbo LehXarumaheenaBanaadir Bakaaro Xamar_wayne
08/09/2025

Soo Ayagoo Nuuc Walbo Leh

Xarumaheena
Banaadir
Bakaaro
Xamar_wayne

Saxan cr2. saxanka cake lagu shubto.Saxan cunto. Saxanka cuntada kagu qato.Saxan lp1. Saxanka beger (Hanbegar).Soodhawad...
15/07/2025

Saxan cr2. saxanka cake lagu shubto.
Saxan cunto. Saxanka cuntada kagu qato.
Saxan lp1. Saxanka beger (Hanbegar).

Soodhawada saxiibayaal.

14/07/2025

.

Caano, pristine_cooking iyo weeping,Cling film,Soodhawada,
14/07/2025

Caano, pristine_cooking iyo weeping,
Cling film,
Soodhawada,

Milk Hayatna
14/07/2025

Milk Hayatna

MILK HAYATNA WAA CAANA CUSUB WAXAADNA KA HELEYSAA XARUEHEENA KALA AH "BAKAARO" "XAAMAR-WEYNE" "BANAADIR"
09/05/2025

MILK HAYATNA WAA CAANA CUSUB WAXAADNA KA HELEYSAA XARUEHEENA KALA AH "BAKAARO" "XAAMAR-WEYNE" "BANAADIR"

Address

Adado
13

Telephone

+252617817820

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabrile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share