BIT Academy
Bit Academy
Kooraskii Mobile Repairement waxa uu bilaabmayaa Khamiista, July 16, 2026. Fadlan ka faaidayso oo h**e isu diiwaan-gali.
14/07/2026
Baraamijkii shaqo carbinta ee bisha soo socday, waxa ugu dambayn ku guulaystay shanta arday:
1. Axmed Abokor Haaruun
2. Yaxye Macamed Cali
3. Kaafiya Maxamed Colaad
4. Sacdiya Xuseen Ismaaciil
5. Bushra Siciid Cumar
07/07/2026
Bit Academy, waxay bilaabaysaa kooras lacag la'aan ah oo lagu baran doono bilawga computerka. Kooraskan waxa loogu talo-galay ardayda aan h**e computer-ka u soo baran iyo dadka waawayn.
Inta kooraskani socdo, waxa la baran doonaa:
✅ Sida kombiyuutarka wax loogu qoro.
✅ Sida loo isticmaalo keyboard-ka iyo mouse-ka.
✅ Sida loo abuuro loona maamulo faylal (Files) iyo galal (Folders).
✅ Sida loo adeegsado Windows 11.
✅ Sida loo adeegsado Microsoft Word.
✅ Sida loo adeegsado Microsoft Excel.
✅ Sida internet-ka loogu galo loogana baadho xogta.
✅ Sida email loo sameeyo loona isticmaalo.
📅 Taariikhda la bilaabayo: July 11, 2026
🕒 Jadwalka: Sabti – Salaasa (Saturday – Wednesday)
9:00 AM – 10:00 AM (Galin h**e) , 7:00 PM – 8:00 PM (Galin dambe)
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy, Burco, sii jeedka Dhanka Waqooyi Ee xarunta Shirkada korantada ee HECO, Burao , Somaliland
Isdiiwaangeli Maanta!
📞 WhatsApp: +252 63 8679602
05/07/2026
Bit Academy waxay kuu diyaarisay Full Stack Web Development Course. Koorskan waxaad ku baran doontaa sida loo dhiso websites iyo web applications casri ah, laga bilaabo aasaaska ilaa heer xirfadeed. Waxaad Koorsadan Ku Baran Doontaa:
✅ HTML – Dhismaha bogagga internetka
✅ CSS – Qurxinta iyo naqshadaynta website-yada
✅ JavaScript – Ka dhigista website-ka mid firfircoon (Interactive)
✅ Git & GitHub – Maaraynta iyo kaydinta mashaariicda si xirfadaysan
✅ TypeScript – Qorista JavaScript oo ammaan iyo tayo sare leh
✅ Tailwind CSS – Samaynta naqshado casri ah si degdeg ah
✅ React – Dhisidda web applications casri ah oo xirfad leh
📅 Taariikhda Bilaabashada: July 5, 2026
🕒 Jadwalka: Sabti – Arbaco (Saturday – Wednesday)
4:00 PM – 6:30 PM , 7:00 PM – 8:00 PM
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy, Burco, sii jeedka Dhanka Waqooyi Ee xarunta Shirkada korantada ee HECO, Burao , Somaliland
Isdiiwaangeli Maanta!
https://forms.gle/wzT7qLvLP326mfZf7
📞 WhatsApp: +252 63 8679602
03/07/2026
Ma doonaysaa in aad baratid xirfad aad dhakhso suuqa ugu geli kartid, ama kuu suurtagelin karta In aad ganacsi gaar ah bilowdid?
Bit Academy waxay kuu diyaarisay koorska *Mobile Repairing* oo 100% ku salaysan gacan ka qabasho (Practical), adiga oo Baranaya sida loo baadho, loo dayactiro, loona xalliyo cilladaha kala duwan ee taleefannada casriga Ah.
Inta kooraskan socdo, waxaad baran doontaa:
✅ Dayactirka hardware-ka mobilada (Hardware Repair)
✅ Rakibidda iyo xallinta cilladaha Software-Ka (Software Solutions)
✅ Dhawrista battery-da iyo charging-Ka
✅ Baadhistaa iyo ogaanshaha cilladaha (Fault Diagnosis & Troubleshooting)
✅ Isticmaalka qalabka Casriga Ah Ee dayactirka mobilada
✅ Farsamooyinka badbaadada.
📅 Taariikhda la bilaabayo: July 10, 2026
🕒 Jadwalka: Khamiis & Jimce | 4:00 Pm – 6:30 Pm
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy
Isdiiwaangeli Maanta!
☎️ Whatsapp: 63 8679602
https://forms.gle/wFEXFeZD8VQLQ54X9
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Khartoum