22/02/2026
๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฐ๐ข๐ข๐ฑ๐๐
ูุงู ุฑุณููู ุงููู ๏ทบ: โชู
ููู ููุงู
ู ู
ูุนู ุงูุฅูู
ูุงู
ู ุญูุชููู ููููุตูุฑููู ููุชูุจู ูููู ููููุงู
ู ููููููุฉูโซ ุฑูุงู ุงูุชุฑู
ุฐู
Nebigu SCW waxa uu yidhi: โชQofka imaamka la tukada (salaadda taraawiixda) ilaa uu ka baxayo waxa loo qoraa habeen dhan istaagii.โซ
Waa fursad qaali ah ee ka faa'idayso! Salaadda Taraawiixda in aad imaamka la tukato ilaa inta uu salaadda taraawiixda dhammaynayo waxa laguu qorayaa qof habeenkii oo dhan taagnaa oo u taagnaa cidbaado iyo salaad.
Ku dedaal in aad tukato Salaadda Taraawiixda oo aad imaamka la dhammaysato si aad u hesho ajarkaa.
โุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
โฅSii faafi Xadiiska, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
21/02/2026
Muqdisho ma aha oo kaliya magaalo, waa rajo, waa nolol, waa taariikh mar walba dib u soo noolaaneysa. Qofkii arkaa quruxdeeda, qalbigiisa ayay degtaa.โ ๐ธ๐ดโจ
21/02/2026
โAf-furka timirta waa Sunnah (dhaqan Nabawi).โ
Waxaa laga weriyey Anas bin Maalik (RC):
โRasuulka ๏ทบ wuxuu ku bilaabi jiray af-furka timir.โ
Waxaa weriyey Al-Nasaai.
Macnaha: Marka la gaaro adinka Maqribka, Nabigu ๏ทบ wuxuu ku filnaan jiray cunista dhowr xabbo oo timir ah si uu ugu af-furo, dabadeedna wuu tukan jiray. Tani waxay muujinaysaa barakada iyo fadliga timirta ku jirta.
27/09/2025
Waxa aan jeclaystay odhaahda faylasuufka reer Masar ee Mustafa Maxmuud: "Lama rabo in jeebkaaga uu ku jiro kitaab Quraan ah, laakiin waxa la rabaa in akhlaaqdaadu ay noqoto aayad."
23/09/2025
Ninka aad sawirkiisa aragtaan waxaa la dhahaa Ustaad Khaalid wuxuuna u dhashay dalka Yaman, waa maamule mid kamid ah iskuulada halkaas ku yaalo, habeen habeenada kamid ah ayaa waxaa dhacday in loosoo diray fariin yar oo kooban una qorneyd sidatan; "ู
ุช ุดููุฏุง" (dhimo adigoo Shahiid ah).
Ustaad Khaalid wuxuu yiri; Fariintaas kadib waxaan ka bixi waayay guriga mudo todobaad ah, sidoo kalana waxaan u yeertay fuundi iga badala albaabka guriga iigana dhiga albaab Bir ka sameysan.
Mudadaas isbuuca ah wax kale iska daayee xitaa albaabka guriga hadii la iisoo garaaco ma furi jirin oo caruurta ayaan u diri jiray, ilaa laga gaaray maalin aan banaanka wax uga baahday kana fursan waayay, markaa ayaan mid aan dhalay horay usoo watay, anagoo suuqa joogno ayaa waxaa iga hor yimid arday kamid ah ardaydii iskuulka wuxuuna igu yiri; Xagee ka baxday Ustaadow? Fariinteydiina iigama aadan soo jawaabine?
Waxaan ku dhahay; Fariintee?
Markaa ayuu igu yiri; Fariintii aan kuusoo qoray isbuucii h**e waxaana ku dhahay "ู
ุชู ุงูุดูุงุฏุงุชุ" (goormee la heli karaa shahaadooyinka?).
Maalintaas wixii ka dambeeyay Ustaad Khaalid wuxuu mar walba sitaa Qori AK47 macal qasnadiisa asigoona wacad ku maray dadka qoraalka qalda ee isla sii saxan inuu aduunkaan ka ciribtiri doono.
01/12/2023
Sawirkaan waxaa kaaga muuqda afar calaamadood uu ilaahay quraanka inoogu sheegay Geel, Cirka, Buurta iyo Dhulka;
{ุฃูููููุง ูููุธูุฑูููู ุฅูููู ุงููุฅูุจููู ูููููู ุฎูููููุชู * ููุฅูููู ุงูุณููู
ูุงุก ูููููู ุฑูููุนูุชู * ููุฅูููู ุงููุฌูุจูุงูู ูููููู ููุตูุจูุชู * ููุฅูููู ุงููุฃูุฑูุถู ูููููู ุณูุทูุญูุชู * ููุฐููููุฑู ุฅููููู
ูุง ุฃููุชู ู
ูุฐููููุฑู * ูููุณูุชู ุนูููููููู
ุจูู
ูุตูููุทูุฑ} (ุงูุบุงุดูุฉ: 17: 22).
Allaahu Akbar๐ค
28/11/2023
Xigamdu waxay ku jiraa qofkii Ilaahey caqli galiyo ee garka weyn oo kaliya kuma jirto qisa dhex martay Nabi suleymaan Cs iyo shimbir iyo nin gar wayn
Maalin Maalmaha Ka Mida, Shimbir ayaa dul yimi Berkad Biyo ah,oo markaas dhalinyaro ka cabayso .. Shimbirki wuxuu naftiisa u sheegay in uu sugo inta ay dhalin-yaradaas ka tegayan Berkada, isago u baqay naftiisa in ay wax yelan sida awgedna uu sugo .. Shimbirki wuxu dul heehaababa way tageen, waxaase markiba bedelay, oo goobti Berkada yimi Nin Gar-weyn.
Shimbirkii waqti badan ayu sugayay, in loga darero Berkada si uu uga cabo. wuxu mar-dambe istusay in uu ka cabi-karo madama Wiilashii dhalinyarada ahaa tageen, oo ninkan Garka-weyni anu wax yelayn madama u yahay nin Garweyn-leh .. Shinbirkii wuu soo degay si uu uga cabo Biyaha.
Ninkii Garka-weyna wuxu ku turay dhagax,wuxuna kaga dhacay Isha .. Shimbirkii wuu dulay isgoo ishi dhib ka Gaaray, wuxuna u tegay Nebi Suleyman CS oo dacwadisi u soo bandhigay, dabadeed Nebigiina wuxuu amray in loo yeero Ninkii Garka-weyna .. Nebigii CS wuxu weydiyay ma adiga shimbirka wax yelay,oo dhagaxa ku dhuftay .. ninkii wuu qirtay in uu wax yeelay Shimbirka.
Shinbirkii wuxu yiri Nebi Allow Ninku wax ima yelin, lakiin Garkiisan weyn aya wax i yelay.
Sheekada murtideeda waxaa weeye, Haddii aad aragtid Nin weyn oo 60 jir ah amase ka si weyn, oo u bahan in wax lo sheego u sheeg .. hadii aad aragtid Wiil 15 jir ah oo haya arin macquul ah ka dhegayso kuna dhaqan taladiisa .. xikmadu waxay ku jirta,qofkii ilaahay geliyo ee la dono ee Garka weyn oo kaliya kuma jirto
Jiilkan maanta waxan uga digaya, in aan lagu dag-dagin hebel baa Gar-weyn, balse waxaa haboon inaan had iyo jeer xulano shakhsiyaad ku haboon duruufaha iyo xaalada jirta oo dhalinyaradu hormood u tahay.
27/10/2023
Arday baa markii uu โFโ ka qaatay imtixaankii maaddada introduction to logic (hordhaca cilmul mandiqa ama cilmiga maangalka), waxa uu xafiiskiisa ugu galay professor-kii maaddada u dhigayay.
Ardaygii: โProfessor, adigu si dhab ah ma u fahansan tahay maaddada logic-ga?โ
Professor-kii: โHaa, waa khasab, haddii kale professor maaddadaas dhiga ma aan noqdeenโ.
Ardaygii: โHagaag, haddaba suโaal baan ku weydiinayaa. Haddii aad jawaab sax ah i siisid, waan aqbalayaa natiijada aad i siisay. Haddiise aad ka jawaabi weysid, โFโaad i siisay โAโ ayaad iigu beddelaysaaโ.
Professor-kii: โWaan oggolahay. Maxay tahay suโaashaadu?โ
Ardaygii: โSheeg wax legal (sharci) ah laakiin aan logic (maangal) ahayn, wax logic ah laakiin aan legal ahayn iyo wax aan legal ahayn logic-na ahayn?โ
Professor-kii muddo dheer buu masโaladii rogrogayey. Keddib markii uu jawaab maangal ah waayay, waxa uu ku khasbanaaday in uu ardaygii โAโ siiyo.
Keddib, ardaygii ugu dhibcaha badnaa fasalka inta uu u yeeray, buu isla suโaashii weydiiyay.
Ardaygii isla markiiba waxa uu la soo booday: โProfessor, adigu waxa aad tahay 63 jir waxadna qabtaa gabar 32 jir ah, arrintaasina waa legal laakiin logic ma aha. Xaaskaaga waxay is jecel yihiin wiil 21 jir ah, arrintaasina legal ma aha laakiin waa logic. Xaqiiqada ah in wiilka ay xaaskaaga is jecel yihiin aad โAโ siisay isagoo ay ahayd in uu imtixaanka โFโ qaato, arrintaasi legal-na ma aha logic-na ma ahaโ ๐๐๐๐คฃ
26/10/2023
Jahwareer...
Ardaygaas waxa gidaarka loogu xardhay laba jumladood (weedhood) oo jahwareer ku riday.
Waxay yidhaahden ู
ู ุทูุจ ุงูุนูู ุณูุฑ ููุงูู. Oo macneheedu tahay Qof ka raba inuu meel sare gaadho habeeno ayuu soo jeeda, uu soo jeeday isagoo raba inuu meel sare gaadho isla markaa wuxu ku dhex seexday fasalkii ileen waa arday habren oo dhan soo jeede,
Hadana waxay Gidaarki ugu xardheen weedh niyad jabinaysa dadaal kaste oo uu la yimaado oo ah โTHE LASY STUDENT IS A DOGโ
ardayga caajiska ahi waa ay!,