22/02/2026
๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฐ๐ข๐ข๐ฑ๐๐
ูุงู ุฑุณููู ุงููู ๏ทบ: โชู
ููู ููุงู
ู ู
ูุนู ุงูุฅูู
ูุงู
ู ุญูุชููู ููููุตูุฑููู ููุชูุจู ูููู ููููุงู
ู ููููููุฉูโซ ุฑูุงู ุงูุชุฑู
ุฐู
Nebigu SCW waxa uu yidhi: โชQofka imaamka la tukada (salaadda taraawiixda) ilaa uu ka baxayo waxa loo qoraa habeen dhan istaagii.โซ
Waa fursad qaali ah ee ka faa'idayso! Salaadda Taraawiixda in aad imaamka la tukato ilaa inta uu salaadda taraawiixda dhammaynayo waxa laguu qorayaa qof habeenkii oo dhan taagnaa oo u taagnaa cidbaado iyo salaad.
Ku dedaal in aad tukato Salaadda Taraawiixda oo aad imaamka la dhammaysato si aad u hesho ajarkaa.
โุงูุฏุงู ุนูู ุงูุฎูุฑ ููุงุนูู
โฅSii faafi Xadiiska, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.