Sandkii wu dhamaaday qorsheyaashii aad dajisatay ma gaadhay?!
Hassan Said Ali
Safarka horumarka naftaadu halkan ayuu ka bilaabmayaa!
✨ Waxaan kuu soo gudbinaynaa talooyin iyo fikrado wax ku ool ah oo kaa caawinaya horumarka naftaada.
Si aad u gaadho hadafkaaga. Nagu soo biir oo bilow isbeddelka maanta! 🚀 Magacygu waa Xasan Siciid Cali, abuure muuqaallo diiradda saaraya horumarinta nafta, wacyigelinta dhalinyarada, iyo arrimaha bulshada. Ujeeddadaydu waa inaan dhiirrigeliyo dhalinyarada iyo bulshadaba si ay u sameeyaan isbeddel dhab ah oo ku saabsan qaybaha kala duwan ee nolosha.
Hoggaamintu waa…
Hoggaaminta laguma dhasho e wa la dhisaa.
Caqabadaha Maaraynta nafta.
Mid ka mid ah xeeldaha ugu wanaagsan ee maaraynta wakhtiga.
Talaabooyinka maaraynta nafta.
Waa maxay Maaraynta naftu?!
Youtubekeena kaso daawo isagoo dhamaystiran. https://youtu.be/IzTN3POO_6U?si=OvhAJAfipzB6FcK0.
"Isbeddelka dhabta ah wuxuu ka bilaabmaa gudaha qofka, ugu horeyna wa inaad badashaa qanaacadaada amase waxaad aaminsantahy, markaas ayaad samayn kartaa isbeddel muuqda oo la taaban karo".
Yaa horta yidhi duhur wx hala dhigto?!😕.
Caadooyinka dadka guulaystay.
kaso daawo videoga oo dhamystiran youtubeka:- https://youtu.be/VEWeQPadOeg?si=iEYtmXbSstjgb4WJ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Najran