Macadka Daarul Xifti online

Macadka Daarul Xifti online

Share

Waxaad macadkan ka heli doontaa barashada quraanka kariimka ah, kutubada diiniga ah, luuqadaha oo la

04/08/2020
04/08/2020

Waxa aanu markale ogaysiisnaynaa dhaman inta jecel inay bartaan quraanka kuna bartaan hab online ah in macadku qaadanaayo arday cusub oo bishan aynu ku jirno ee August

Waxanay xidhmi doontaa isla bishan badhtankeeda

Hadaba cidii u bahan inay is diwaan galiso ha ka soo gaadho inta anay xidhmin isdiwaangalintu

Waxa kale oo aad macadka kal soo xidhiidhi kartaan bartan oo u diyaar ah cid kasta oo maclumad uga bahan macadka daarul xifti online

Wa bilaahi tawfiq

04/08/2020

Waxa la ogaysiinayaa dhaman ardaydii is qortay iyo kuwa u baahan inay is qoraan in qoraalku xidhmi doono 8 bishan 8 2020

Fadlan h**e u soo gadh inta aanay kaa xidhmin
Waxan aan dhamaan glass yadaa bari doona macalimiin u leh khabrad iyo aqoon heer sare ah
Waxaan u diyaara in ay ardaydaa wax baraan macalimiin jooga dalka dibadiisa gaar ahaan wadamada carab

Fadlan yaanay kaa buuxsamin

10/03/2018

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan umada ku hadasha af somaliga waxa la ogaysiinayaa in macadku farac cusub oo kale ka furtay dalka QADAR gaar ahaan caasimada DOHA

Macadku waxa loo asaasay in uu u adeego dhamaan dadweynaha soamliyadeed ee u baahan in ay bartaan kitaabka quraanka kariimka ah.

Hadaba waxaad kala xidhiidhaa xaruuntaa cusub number kaaas

+0097430754033 what app, viber, and imo

Allah mahad leh

10/12/2017

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardaydi ay u socdeen casharadu in uu bilaabi doono imtixaankii 14 Dec 2017
Maalinka khamiista ah
Wakhtiga uu bilaami doono waa qofwalba xiligii uu qaadan jiray casharkiisa
Oo aan ka wado qof walba waa xiligiisi uu dhigan jiray macadka
Waxaanu online ahaan doonaa maalinkaas
Laga bilaabo saacada Africada beri markay tahay 6:00 am
Ee maalinkaas

Telephone number waa kii h**e
Telsom 0634796004
Somtel 0659170827

05/12/2017

: لهم من جنهم مهاد ومن فوقهم غواش وكذلك نجزى الظلمين
Naarta waa loo goglidoona (gogol naared) dushoodana waa la huwin doona (hu'u naared) abaalkoduna waa naar daaliminta
Ilaahay markuu shegayay ehelu jannadana wuxuu yidhi
: "الذين ءامنو وعملو الصلحت لا نكلف نفسا اﻻوسعها اؤليك أصحب الجنة هم فيها خلدون"سورة اﻻعرف:42
Kuwii rumeeyay (ee iimaanka laga helay) ee la yimid camal saalixa ee kalifin naftooda wixii ufududada mooye kuwaasi waa asxaabul janna iyada dhexdeeda ayay ku waari doonan

Intaas kadibna waxa rabibaa ogolaan doono in ay wada hadlaan ehelu naarka iyo ehelu jannada kadibna rabibaa samayan doona xijaab u dhaxeeya labadooda si uu midba halkiisa ugu waaro
اللهم أني أسألك العﻻمن الجنه

23/07/2017

Dhamaan waxa aanu ugu busharaynaynaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka ah in ay ku baran karaan hab online ah taaso u fudaydinayasa in ay si sahlan quraanka u bartaan adigoo jooga goobta shaqada, xaafada,iyo markaste iyo meel kaste
Hadaba si aad uga faa'idaysato fursadaa dahabiga ah waxa uu macadku qaadanayaa fasalo cusub oo labilaabi doono 1/8/2017
Hadaba h**e u gaadha macadka Daarul Xifti is qoristuna way socotaa
Wixii faah faahina ee intaa dheer kala xidhiidh telephone ka 00252-63-4796004
Ama 00252-65-9871028
Ama soo like garew page Macadka Daarul Xifti online

Want your school to be the top-listed School/college in Doha?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Doha
0000