13/11/2024
You can also follow on Instagram to see more.
Peace and education
Data collection
Advocacy
Contact network
13/11/2024
You can also follow on Instagram to see more.
War murtiyeedka xildhibaanada labada aqal ee ka soo jeeda degaanada Jubbaland ayaa soo saaray qoraaladan iyagoo ka war bixinaya sida ay wax u jiraan ,xagan hoose ka dhageyso
Ilaalinta amniga waa tallaabo muhiim u ah nabadda iyo bulshada nolosheeda si looga hortago khataraha, dayacanka,iyo weerarada sababi kara burburka.
Sugidda ammaanku waa hawl joogta ah, maadaama khataraha cusub ay si lama filaan ah u soo bixi karaan.
Wasaaradda Amniga Jubaland Oo soo saartay Wareegto amni oo xambaarsan awaamiir lagu sugayo amniga Dawladda Jubaland.Waa kanaa maqal iyo muuqaal arimahaas la xiriira.

Birds flying away
Shimbirba shimbir Kici.
Shimbirba shimbir kici.