Astaanta Online

Astaanta Online So Dhawaw Qalbi furan, Niyadsanan. Ixtiraamka Wa Barbariyaha Wada Nolanshaha KUSO DHAWAW QALBI FURAN

21/11/2022

Baaquli boy oo fanka ku daray catoosh Yare kana saaray Omar jaaaja iyo sacdiyo Siman 😃

19/11/2022

Maxaa lagu arkay Visit Qatar

18/11/2022

Queen qaawan imisa lacag💸 ayeey ka sameysaa jir keeda filimada xun xun waatan ee daawo

16/11/2022

Muqaal Hooyo la anta “Hoyadey waxan wayay ano 10 jir ah".😥😥

Inuu ku caawiyo qof waliba si adag halgan dheerna u galo sida aad u haleeli laheyd bartilmaamedkada, taa ma aha cawinaad...
19/06/2022

Inuu ku caawiyo qof waliba si adag halgan dheerna u galo sida aad u haleeli laheyd bartilmaamedkada, taa ma aha cawinaad kaliya balse wa jacel.

Waxaadna ka heleysa kaliya qof ku jecel.❤

Ramadan Mubarak Walalaha Muslimka ah.Bisha Ugu Barakada Badan Sanadka Ayaa Ino Dhalatay Caawa Fadligeda Allah Ina Waafaj...
01/04/2022

Ramadan Mubarak Walalaha Muslimka ah.

Bisha Ugu Barakada Badan Sanadka Ayaa Ino Dhalatay Caawa Fadligeda Allah Ina Waafajiyo.

Qof Walba Ha Niyeysto Soonka Inu Soomayo Biritoole Insha allah.

Caloshane Ha la Isku furo Hala Isa-samaxo Insha allah Midkiin Yusan Soomin asigo qof U Careysan.

Cafimaad Kuwada Sooma Dhamantiin.

Address

Lagos

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaanta Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category