كلية أولي الألباب للقرآن الكريم وعلومه
Ouli AL albab College for the Qura, anic studies: waa madal lagu Barto Quraanka iyo Qiraadkiisa10ka
Bushaaro 💐🥳🎊
Dhamaan waxa loogu busharaynaya umada in kuliyada ulul alabaab ay qaadanayso ardey qiraatka 10 ka ah iyo tasxiixa laga sixi doono .
🟡Waxaa dhigi doona Dr professor Abdulmuin Muhamad د. عبد المعين القبيسي
Hadaba hadii aad danaynayso nagala soo xidhiidhhttps://wa.me/0633235614
16/11/2025
With Daaci TV – I just got recognized as one of their rising fans! 🎉
حفل تخريج المجموعة الثانية من الدفعة السادسة وعددهم ستون طالبا بروايتي الدوري عن أبي عمرو البصري ،وحفص عن عاصم ، والذي كبار علماء الصومال، وعلى رأسهم المفتي العام الشيخ محمد بن الشيخ عمر درر، ومسئولون من البرلمان وغيرهم.
هرجيسا ،أرض الصومال.
Click here to claim your Sponsored Listing.